Home » Warar »

Denmark: Qalin jabintii ardeyda dugsiyada sare ka dhamaysey magaalada Århus

Waxaa magaalada Århus ee Dalka denmark ka dhacay shirweyne lagu maamuusayey 50 sano guuradii ka soowareegtay maalintii ay Soomaaliya ka qaadatay xoriyadda gumaysigii xukumijirey. Sideynu wada ogsoonahay waxaa soo maray Africa gumeysi muddo dheer ku habsadey oo ka tegeywaddamadii ugu tabarta iyo tunka nooraa ee adduunka ku amar kutaaglaynayay xiligaasi.

Gumaysigaas ayaa aha amid xoog iyo amar kutaaglayn lagu qabsadey xiligaas, isla maantana jira laakiin siyaabokale loo bedelay.Haddaba Soomaaliya waxay ka mid ahayd waddamadii reer afrika ee lagaga soo duulay saddex dhinac oo ayka la ahaayeen gomaystayaashaas: Italy, Britain iyo weliba France.

Gumaystahaas ayaa waxaa ka gilgishay dadka soomaaliyeed ee maanta loogu yeero xornimo udirirkiisoomaaliyeed oo gaashaanka ku dhuftey gumaysigii illaa ay ka saareen dalka oo dhan. Inkasta oo ay jireenkuwo garabsiinayay gumaysiga soomaalina sheeganayey.. SAWIRADA WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN GUJI HALKANA

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.