Home » Cilmibaaris, Faallo »

Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran

Magaceygu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waxaanan ahay diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN…

Warbixinta Bashiir Sh. Maxamed AKHRI HALKAN….

Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri Halkan….

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran "

  1. Mohamed says:

    Magaceygu waa Maxamed Xaaji Xusseen, waxaan ahay Muwaadin Somaliyeed,

    Waxaan aad u xasuustaa 2003 dii Habeen aan daawaday TVga NTV Kenya anigoo jooga Nairobi wexey wareysanayeen Nin Kamida Shirkad baareysa Shidaalka kenya halka ugudhaw ee Kenyanku aay kasoo saaran karaan Shidaalka,

    Ninkaan Jarmal ayuu ahaa wuxuu leeyahay waxaan tegay Lamu, Mombasa, iyo Gobolka Somalida ee North Eastren oo uu katilmaamay Mandheera,

    Wuxuu sheegay nin Mandheera Shidaalka kenya ugubadan uu kujiro laakiin baarid dheer kadib aay shirkaddiisu ogaatay Afga Shidaalkaasi in uu kuyaalo LUUQ, aad ayey yaab iigu noqotay wariyihii ayaa weydiiyay Su’aal ah oo LUUQ waa Somalia ee sidee kusuurtageleysaa? wuxuu ugu jawaabay Dowladda Kenya ayaa taas Jawaabteeda laga doonayaa ee Shirkaddeyna wexey leedahay Sheegidda halka ugu dhaw Shidaal,

    iyadoo aay intaas maskaxdeyda kujirto ayaan maqlay wax loogu yeeray IS AF GARAD, usameyn xuduud badeed 50 sano kadib!!! aad ayaan ulasiiyaabay una soo xasuustay sheekadii Shidaalka Kenya Afkiisa LUUQ ayuu jiraa,

    Waxaan doonayaa in aan halkaan ugu sheego Dhamaan Muwaadniinta Somaliyeed inDhulkeynu yahay Dhul u wada calaameysan Cadowgeena iyo Shirkado lana doonayo marba kiisoofuula Kursiga laga saxiixdo meeshii ladoono marka waa in aan sameynaa sidii aan uga hortegi laheyn,

    wexeyna ilatahay in Baarlamaanku uuqabankaro oo uu joojinkaro heshiisyada qaarkood sida hadaba dhacday in kastoo laftiisu uu hurday oo mardambe uu kusoo baraarugay.

    Waxaan aad ugu mahadcelinayaa Saxaafadda Soomaaliyeed ee ka dhiidhisay Boobka Dhulkeykna, iyo Aqoonyahanada soobandhigaya sirta Dalaalada doonaya iibinta Hanti Qaran, Taariikhda ayaa xusi doonta intii ka dhiidhisay Xadgudubka aan gabashada laheyn,

    Maamulka Sare iyo Dhamaan Qorayaasha Somalitalk waxaan leeyahay
    leeyahay Iga Gudooma Abaal marin taas oo ah in aad hesheen Dhamaan inta Qalbi wanaagsan ee Somaliyed in aay kadaawatay Webkan been xaduudeedka ah, waxaan tegay Mogdishu 2009 awalkiisii Bari ayaan tegay Woqooyi Djabouti, South Africa, DUBAI Mexcio oo aan hadda Joogo intii aan arkay wexey kadaawadeen Somalitalk, waana dadaalka aad sameyseen taariikhda ayaad Baal dahab ah Kagasheen ee siiwada Horumarka..
    By: Mohamed Haji Hussein.

  2. Xassan Yare says:

    Waxaa xaqiiqo ah in dabinka aay la wareegayaan Keenya, Norwey,
    UN-(Walad Cabdall) iyo Dowladda KMG ahiba aad god ku xubsatay.
    Wallee waa loo bogay runta aad heysay oo banaanka aad soo dhigtay.

    Muddo dheer baa lala yaabana Norwey sababaha ku kallifay in aay
    sidatan foosha xun noola dhaqanto oo nooga hiiliso Keenka,
    illaan sirtaan baa jirtay IYO HUNGURI KA GALAY BATROOLKAYAGA.

    SHARAF IYO QADARIN BAAD MUDANTAHAY.