Home » Warar »

Minneapolis: Shir ku saabsan Jaamacadda Nugaal University ee Sabtida iyo Minnesota

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota waxaa lagu wargelinayaa kulan looga hadli doono Shirka Jaamacadda Nugaal University oo Sabtida May 22 lagu qaban doono Jaamacadda Minnesota (Kulliyadda Carlson School of Management).

Hoos ka akhri goobta iyo waqtiga kulanka.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Minneapolis: Shir ku saabsan Jaamacadda Nugaal University ee Sabtida iyo Minnesota "

  1. M.M.Gutaale says:

    Aad ayaan ugu faraxsan ahay in Jaamacada Nugaa loo qabto kulan noocan oo kale ah isla markaasina ay ka soo qayb galaan ama lagu casumo dad somalida dhexdeeda magac ku leh ,mid siyaasadeed iyo mid aqooneed intaba.

    Waxaan mar labaad u hambalyaynayaa hormuudka Jaamacada Nugaal Pro.Lafoole dedaalka uu ugu jiro midha ka dhalinta Jaamaca iyo kor u qaadida aqoonta jiilka soo koraya.

    Salaama alayakaum
    M.M.Gutaale
    Kenya