Home » Announcements »

Tacsi: Marxuum Bishaar Aden Qase oo ku geeriyoodey Baardheere ee Gobolka Gedo

Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun

Alle ha’u naxariistee waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay Arbaco, February 24, 2010 ku geeriyooday magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo marxuum Bishaar Aden Qase.

Guddoomiyaha Ururka East African Development Organization (EASTADO) Aden Axmed Coljoog oo ku hadlaya magaciisa, kan qoyskiisa, kan reer Colujoog iyo kan maamulka iyo taageere-yaasha Ururka EASTADO ayaa waxuu asagoo si weyn uga tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Rabbi ha’u naxariistee marxuum Bishaar Aden Qase oo maanta oo ay taariikhdu tahay Arbaco, Feberuary 24, 2010 ku geeriyooday magaalada Baardheere tacsi ugu dirayaa:

1. Guddoomiye ku xigeenka Ururka East African Development Organization (ASTADO) Cabdiweli Bishaar Aden Qase
2. C/xakiin Bishaar Aden Qase
3. C/naasir Bishaar Aden Qase
4. Cali-nuur Bishaar Aden Qase
5. Faa’iso Bishaar Aden Qase
6. Fahad Bishaar Aden Qase
7. Maxamed Bishaar Aden Qase
8. Cabdulahi Bishaar Aden Qase
9. Labadiisa xaas: Canab Xasan iyo Nuurto Cali
10. Cabdi Maxamed Cabdi
11. Aamino Maxamed Cabdi
12. Iyo C/fataax Maxamed Cabdi oo dhamaantood ku kala sugan dalka gudahiisa iyo dibaddaba.

Ugu danbeyntii, waxaan leenahay “Rabbi marxuumka ha’u naxariisto, janadiisana ha galiyo, dhamaan qoyska iyo qaraabada uu ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo. Amin.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.