Home » Announcements »

Geeri Naxdin leh: Marxuum Maxamed Saalax Nuur(Fagadhe) oo ku geeiyoodey Paris

Geeri Naxdain leh

Waxaa Maanta geeriyooday Magalada Paris abaaro Duhurkii Sunady December 27, 2009 Marxuum Maxamed Saalax Nuur(Fagadhe) Rabi ha u naxariisto Marxuumka, oo ahaa Wakiila u fadhiya Soomaliland Magaalada Paris ee Caasimasda Dalka Faransiiska.

Marxuumaka oo inadhaweed xanuunsaneyay.

Marxuumka oo ka soo jeeda Ceerigaabo ee Gobalaka Sanaag waxaa marxuunka lagu xasuustaa nin nabada aad ugu shaqeeyaya gaar shabiga Gobolka Sanaag oo ay nabdaasi noqotay mid aad lagu raayey ilaa mantana nabadasi waartay dadka reer Sanaag ay noqdeen dad muujiyey walaal timo una taagan difaaca Jumhuuriyada Soomaliland oo ay tahay mid muqudisa reerah dega Sanaag waa Sacadyoonis, Naaye Axmed, Muuse Abakor iyo reer Warsan Gali oo dhaman dega Sanag, waxaa kaloo nabadaas shaqeeyasay ilahaya ka ka abaal mariyo Marxuunka iyo Saladiintii, Garaada iyo nabdoono ilaa mantana wada.

Waxaan halkan ugu Tacsidaynanynaa Marxuunak xaaskiisi , Qarabadii iyo Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga reer Somalilnad in ilaahy inaga siiyo samara iyo imaan dhamaanteen. Amiin amiin amiin!

Maxamed S. Samatar
msamatar@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.