Home » Announcements »

Ogaysiis Ku wajahan Bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan UK: Isu soobax Dec 12, 2009

Ogaysiis Ku wajahan Bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan UK
 
 
Ururka dhalinyarad iyo Ardayda soomaaliyedd ee somali Youth Congress waxa uu ogeysiinayaa bulshada soomaaliyeed  Ku dhaqan UK in la qaban Doono isusoobax balaaran oo loogu baroodiiqayo Dadkii qiimaha lahaa ee isugu jiray ardayda, aqoonyahanada, Suxufiyiinta, Waalidiinta iyo mas’uuliyiintaba ee sida waxuushnimada leh loogu xasuuqay Hotel shaamoow ee Magaalada Muqdisho.
 
maadaaba arintani ay tahay arin Musiibo ah oo ku habsatay Bulshada soomaaliyeed, waxaa lagama maarmaan noqotay in laga gilgisho oo dadweynaha soomaliiyed ay dareenkooda muujiyaan si looga hortago in arintano oo kale aaney dhicinb mar labaad. hadaba si aad dareenkaaga u muujiso waxaa la  ogeysiinayaa qof kasta oo somali ah in aanu ka maqnaan baroordiiqdaan.
 
Taariikhdu waa: 12/12/09
 
Goobtu waaa: 10 Downing Street, London, SW1A 2AA
 
  Waqtiga:      10:30-16:00
 
waxii faahfaahin intaa dheer ah,la soo xariir:
 
Ducaale yusuf: 0795694449
H/Sacdiya Diriye:07838843707
Yusuf Farabadan: 07534290034
Abdihakim Suldan dini: 07931679027

farabadan@hotmail.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.