Sidii looga ciidey London, UK
Video: Daawo Video uu soo duubay Ibraahim Baaffo
………
muslimiinta gobalka washington oo hal meel ah kuwada tukaday ciidda maanta”daawo sawiro+video
Halkan ka daawo sawirada Ciidda Seattle
ciida maanta ayaa u dhacday sidi loogu tala galay magaalada seattle,gobalka washington,waxaana marki labaad si wada jir ah ugu midoobay 17 masaajid kuwaasi oo ku kala yaala magaalada seattle iyo nawaaxigeeda.
waxaa masaajiddaasi hoggaanka u hayay masjidka abubakr ee magaalada seattle iyo imaamkooda sheikh ahmed nuur.
waxaana kasoo qayb galay dad ka badan 14 kun oo ku midoobay kalimadda “laa illaaha illa laahu”
waana arin farxad mudan waxaana salladda ciida ee maanta ka dhacday magaaladan seattle ee gobalka washington ay ku soo xasuusineysaa muslimiinta xajinaya ee kuwada tukanayay xaramka waayo waxaa ay ahaayeen kuwa aanan ku hadlin hal luuqad.
by:hassan suni”xnuur11@hotmail.com
abubakr masjid www.abubakrislamiccenter.org
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.