Home » Announcements »

Tacsi Ardayda China|Xildhibaan Ibraahim

Tacsi ka timid Ardeyda Soomaaliyeed ee waxkabarata wadanka Shiinaha
INNAALI LLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Anagoo ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata, dalka China gaar ahaan Kulliyada caafimaadka ee jamacada Jilin, magala madaxda goblka waqooyi bari ee Shiinaha ee Changchun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka geeriyooday Walaalkeen nalafasal ahaa abihiis oo xlay gacan ka gardaran ku dishay magaalada Garowe Marxuum Ibraahim Cilmi Warsame (Naxriistii Janno Eebe ha ka waraabiyee) oo xildhibaan ka ahaa golaha dhexe ee maamulka P/Land.

Tacsidan oo ay si gaar ah u dirayaan ardayda lafaslka ah Wiilka abihii ladilay, iyo kuwa ay jaamacada isladhigtaan guud ahaan, waxana Eebe uga baryaynaa in Marxuumka naxariistii Janno kawaraabiyo, ehladii uu ka tagay iyo anagaba Samir iyo Iiman Allaha nagasiiyo.

Magacyada Ardayda Tacsida diraysa.
C/raxmaan c.llaahi Cali (Khaliil)
Warsame Ibraaim Cilmi (Wiilaka Abihii ladilay)
C/raxmaan Xaashi Faarax ( Kaba galaas ka )
C/llaahi Siciid Muuse
Maxamed Burahaan Ismaciil
C/fataax Yuusuf Guleed
Xassan Axmed Ibraahim
Maxamed Mukhtaar qasim
Ibrahim xuseen Cali
Zakariye Muse Cali
Max’ed Max’ud Cabdulle Liibaan
Cali Cumar Maxamed (Cali Sudani)
Maxamed Qasim Sheekh
Sacdiya Axmed Jeele
C/llaahi Bashiir Xaaji
Yaasiin C/xamiid C/raxamaan
Maxamed C/naasir Khaliif
C/fataax Axmed Maxamed (Shariifka)
C/qaadir Faarax Maxmud (Gudoomiye)
Maxamed Cali Dayib
Maxamed Rashaad Sh.Cali
C/samad maxamed Yusuf
Nur C/llahi Karshe
Bashiir Dahir Maxamed

ILAAH ha u naxariisto marxuumintan iyo intii kale ee Muslimiin ah ee uu oofsadey

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.