Home » Warar »

Isbitaalka Digfeer oo loo bixiyey Rajab Dayib Ordogan Hospital

Isbitaalka Digfeer oo la dhisey Sannadkii 1963 dii ayaa waxaa uu ku burburey Dagaaladi Sokeeyey , waxaana u sii wehlyey Duqnimo , waxaa Sannadkii 2011 Xiligaas oo uu yimid Raiisul Wasaarhii Turkiga Ordogan oo haatan ah Madaxweyne uu sheegey in uu dib u dhisayo Isbitaalka islamarkaana uu Casri ka dhigayo , waxaana Isbitaalkaas haatan loo bixiyey Ordogan Hospital
image
Isbitaalka oo ay maalgelisey Hayada Turkiga ayaa waxaa ku baxay lacag gaareysa 85 Milyan oo doolar waxana Muddo Shan sano ah Gacanta ku hayn doono Dowladda Turkiga ka dib waxaa lagu wareejin doonaa Dowladda Soomaaliya , Isbitaalka oo ay Howlahiisu noqon doonaa Tababaro Caafimaad,Baaritaano iyo Daaweynta Cudurada oo dhan ayaa waxaa ka shaqeyn doona 52 Dhaqtar oo Turki ah iyo 91 Dhaqaatiir Soomaali ah waxaa Mudadaas Shanta Sano ka soo Xaroodoona 1.35.7 Milyan

image

Wasiirka Caafimaadka wadanka Turkiga oo Xariga ka jarey Isbitaalka Digfeer.

image

Ka hor intii uusan Magaalada Muqdisho soo gaarin Madaxweynaha Wadanka Turkiga Ragab Dayid Ordoga ayaa waxaa Saakey Isbitaalka Digfeer ka dhacay Munaasba Xariga looga jarayey Isbitaalka Digfeer oo Isbitaal Casri ah oo ay Dib u dhistey Dowladda Turkiga Wasiirka Caafimadka wadanka Turkiga Mohmed

Halkan ka akhri booqashada madaxweynaha turkiga

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.