Home » Faallo »

Tacsi: Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud.

imageJaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eeku timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagey marxuumka iyo dhamaan umada soomaliyeed.
Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana qabriga Fududeeyo Janadii Fardowsana albaabadeeda uu alle subxaanhu watacalaa furo.
Amiiin Amiin Amiiin.

Waxaa tacsidan diraya magacyada hoos ku qoran.

1. Caaqil. Maxamed Cumar Jirac (Bagaaje) iyo qoyskiisa
2. Caaqil. Cabdulkhadie Sh Aadan iyo qoyskiisa
3. Col. Maxamud Sh Axmed iyo qoyskiisa
4. Mudane.Warsame Muumin Cumar iyo qoyskiisa
5. Cabdulkarim Xirsi Carab iyo xaaaskiisa Naciimo yusuf
6. Maxmed yare Muumin Cumar xaaskiisas
7. Saalax Xaaji Faarax
8. Xasan Muumin Cumar iyo Qoyskiisa
9. Jawahir Cumar Jirac.
10. Saciida Maxamud Yusuf
11. Cali Muumin Cumar
12. Istahil Cilmi Gujir
13. Dhamaan Ilma Yaasiin Xasan guraey
14. Shiine AAdan Goys iyo xaaskiisa Faadumo
15. Khadiija muumin Cumar iyo caruurteeda.
16. Xaliimo daahir
17. Faadumo dahir
18. Sareeda Yusuf Ciisa iyo caruurteeda
19. Shucayb Maxamed Muumin iyo xaskiisa
20. Cali iyo Daahir Saalax beyle
21. Ismaciil Maxamed muumin
22. Faadumo Cali jaamac iyo Dhamaan ilama cali jaamac
23. Xabiibo Cali Faarax.
24. Malyuun maxamed muumin.
25. Abdulahi Axmed Sh Aadan Baaruud.
26. Maxmed deeq Maxmud sh
27. Axmed Nuur Baashi Faarax iyo Xaaskiisa
28. Maxamud Cilmi Gasaawe
29. Maxamed Abdulkhadir Sh Aadan
30. Ilama baajuun iyo Hoyadood Muna
31. Xaawa Aadan Goys

Laxiriir
abdulkarimwarsame@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.