Home » Warar »

Maxamed Farmaajo oo Baarlamaanka ugu Baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta Badda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG ahayd Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baarlamaanka Dawladda Federaalka ugu baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta badda Soomaaliya, waxana uu ugu baaqay baarlamaanku in aysan fasax qaadan oo ay arrinta (loo gudbiyey QM) u diidaan sidii baarlamaankii hore u diidey 2009.

Halkan ka dhagayso Farmaajo oo Badda ka hadlaya (RIIX)

baarlamaanka

Wasiiradii Arrimaah Dibadda DFS oo ka hadashay badda Soomaaliya: Daawo Video (ka bilow daqiiqadda 28:18)

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Maxamed Farmaajo oo Baarlamaanka ugu Baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta Badda Soomaaliya "

  1. GAAS says:

    fiiri warbixin badda soomaaliya khabiirkan soomaaliyeed http://www.youtube.com/watch?v=S7DvKw5n3Lk