Home » Faallo »

Tacsi: Samanter Jeegahool oo ku geeriyooday Boosaaso

Tacsi waxaa diraya ee Randers, Denmark

tacsidaIlaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada.

waxaanu ka tacsiyeynaynaa geeridii ku timi Samantar Maxamuud Muuse(samanter jeegahool) oo maanta oo khamiis ah ku geeiyoodey boosaaso ififaala fiican

ayaa kamuuqda waqtiguu geeriyey khamiis jumcena God galay illaahay qabrigiisa haw nuuriyo kitaabkiisana illaahay midigta hakasiiyo su,aalaha qabrigana illaahay hakusugo.
waxaanu uga tacsiyeynaynaa geeridaa ilma samantar jeegahool oo uu ugu horeeyey Dr.Maxamed Samanter Maxamuud,jaafaan,maxamuud iyo inta kale oo aan meesha ku xusnayn
waxaan kaloo uga tacsiyeynaynaa labada gabdhoow ee ladhashay marxuumka waa 1.Qaayibo maxamuud Muuse iyo Xadiyo Maxamuud Muuse.

Tacsidan waxaa diraya

dhamaan jaaliyada reer Randers,ee wadanka Danmark

1.faarax maxamuud saalax(wuxuu ahaa abtigay) iyo reerkiisa

2.Baashi Xasan Tubaako iyo reerkiisa

3.Sheekh Cabdiraxmaan

4.Cali daahir ugaas

5.Sharmaake maxamuud

6.Cabdullaahi Elmi

7.Cabdillaahi Maxamuud

8.Cabdinaciim

9.Farxaan

10.Cabdirasheed geesood

11. Axmad Cabdi Caraaye

12.Cali Cismaan

waxaa lagala xiriirayaa tacsida

farax12@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Tacsi: Samanter Jeegahool oo ku geeriyooday Boosaaso "

  1. Mohamud Abdirisak says:

    Ina lilaahi wa ina ilaahi raajicuun. Ilaah samir iyo iimaan allaha nagasiiyo abtina ilaah janada Fardooso haka waraabsho.