Home » Faallo »

Tacsi: BASRA FAARAX XASAN oo gacan ka xaq daran ku dishay Magaallada Kabuul Afganistaan

INAA ILAAH WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ( إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ) !!!!.

tacsidaAnnagoo kala ah Waxgaradka iyo Cuqaasha Bah Geri dhamaantood Gaar ahaan :

1) Ex- xildhibaane Shiikh saahid mohamed yusuf.
2)Ganaraal Muuse Xasan Shiikh Cabdille.
3) Ganaraal mohamed Cusmaan Qaadi.
4) Sayid C/llaahi xaaji C/raxmaan sayid mohamed.
5) Ambasadoore C/kariim Aw cali
6) Mohamed Jaamac caamir
7) Xildhibaan Mohamud Cali Dhuux
8)Ugaas mohamed Xasan Shangaloow.
9) C/raxmaan Axmed khaliif sh cabdille
10) Cawil Odawaa Bile .
11) Injineer Cabdi wahaab madoobe .
12) Doolaal siraad
13) Cali Caydiid .
14) Cabdisalaam mohamud ( Ganay)
15) Injineere C/llaahi Ahmed Mohamud.
16) saciid Ahmed mohamud
17) mohamed cumar yusuf ( mqool) .
18 ) Ahmed cabdi xaashi cigaal
19) C/rashiid Cali Aabi & xaaskiisa Fadumo Salaad.
20) mohamed Ibraahim Ismaaciil ( Sugulle )
21) Caamir Aadan Mocallim Hassan.
22) Hassan Shiikh Cali darwiish.
23) Hussein Shiikh Cali darwiish.
24)Abdi Aadan Xasan.
25)Abdishakuur Yusuf caateeye .

Waxaan dhamaanteen Tacsi u direynaa Geeriddii Naxdinta laheyd ee ku timid Wallaasheen:
BASRA FAARAX XASAN oo gacan ka xaq daran ku dishay Magaallada Kabuul Maalintii Jimcaha ay Bisha Janaayo aheyd 17 ka.

Waxaan Dhamaan Tacsi u direynaa Qoyska Reer Farah Hassan oo uu ugu horeeyo :

Korneel C/qaadir Food cadde ,Qoraagga Nuuraddiin Faarah Hassan, Xaawo Farah Hassan, Mustaf Farah Hassan ,Aamina farah Hassan iyo Safiyo farah Hassan.
Marxuumadda waxaan Allaah uga baryeynaa Jannaddii Firdowsa in uu Allaah gasho ,annagana Gadaasheen in uusan Allaah na fidneynin.

Qore: Sahid Yusuf
sahidyusuf@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.