Home » Warar »

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Loo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Cusub

Madaxweynaha JFS Mudane Xassan Sh. Maxamud oo ku dhawaaqay Raisul Wasaaraha cusub ee dalka.

Warsaxaafadeed: 12 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Xeer Madaxweyne LR.133   Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya mudane Abdiweli Sh. Ahmed.

abdiweli13

Madaxweynaha ayaa wuxuu yiri” Waxaan magacaabay Cabdiweli Sh. Ahmed oo aan aaminsanahay in uu yahay shaqsiga ugu haboon shaqadaan oo dib u dhiska dalka iyo ka soo kabashada dhaqaalaha sii wadi kara. Waayo aragnimo waxuu u leeyahay dhaqaalaha iyo horumarka oo uu hay’ado caalami ah soo hoggaamiyey.

“Iyadoo ay jiraan caqabdo fara badan haddana waxaan aad ugu kalsoonahay inuu Cabdiweli muddo gaaban ku sameyn doono isbedel dhanka  dowlad wanaaga ah. Waxaana ka codsanayaa Baarlamaanka inay kalsooni siiyaan iyadoo loo eegayo danaha shacabka iyo dalka Soomaaliyeed.

abdiweli14

 

“Waxaan markale u mahadcelinayaa Ra’iisul Wasaarihii hore Mudane Cabdi Farah Shirdon oo shaqo wanaagsan soo qabtay, una rajeynayaa guul. Maanta waa inaan labo jibaarnaa dib u dhiska hay’adaha dowliga ah oo aan isbedello la taaban karo si dhaqso leh u sameynaa oo aan dhaqangelinta federaalka iyo sidii doorashooyin lagu gaari lahaa 2016 aan ka wada shaqeynaa.”

Sida uu qabo dastuurka Ra’iisul Wasaaraha la magacaabay waa inuu helaa kalsoonida baarlamaanka.

 

Wixii Faah faahin ah kala xiriir Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyadda Malik Abdallmabdalla@Presidency.gov.so

 

Fadlan Akhri Hoos

 

Note to Editors

 

Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed

 

Key Professional Achievements & Experience

 

•              Date & Place of Birth            1949, Bardhera, Somalia

 

•              Successful professional career with extensive experience working in Somalia, Kenya, Ethiopia, Djibouti, Zambia, Egypt, Canada, Yemen, Sauid Arabia, UAE and Malaysia

 

•              Experience in key leadership roles in World Bank, Islamic Development Bank, European Union, USAID, Bank of Canada, African Union, Common Market for Eastern and Southern Africa (COMESA)

 

•              Extensive experience working with international partners including UN, OIC, ECOWAS, IGAD, Arab League, Asian Development Bank, Arab Development Funds

 

•              2010-2013    Senior Economist, Islamic Development Bank, Jeddah, Saudi Arabia

 

•              2007-2009   Senior Advisor to COMESA, Lusaka, Zambia

 

•              2003-2006   Program Manager, African Union-IBAR (Inter-African Bureau for Animal Resources

 

•              1998-2003   International Development and Trade Economics  Analyst, Bank of Canada & Ottawa University

 

•              1991-1998      Chief Executive Officer, MISK Enterprises, livestock  exporting company with offices in Nairobi, Djibouti and Sana’a

 

•              1984-1990   Director-General, Livestock Marketing and Health  Agency, Mogadishu

 

ENDS

Wixii Faah faahin ah kala xiriir Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyadda Malik Abdallamabdalla@Presidency.gov.so

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.