Home » Faallo »

TACSI: Axmed Maxamuud Yuusuf oo ku Geeriyooday magaalada Mandheera

TACSI

tacsidaAnnigoo ah sahid mohamed yusuf iyo xaaskiisa , xasan daahir afeey xaaskiisa, Shiikh mohamed rashiid iyo xaaskiisa,Abdi Jibriil iyo xaaskiisa, Abukar gacal iyo xaaskiisa, cali cabdi habeeb iyo xaaskiisa iyo dhamaan Qoysaska Jibraahii oo dhan .
waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska reer mohamud yusuf siiba reer ahmed mohamud Geeridii ku timid aabahood Ahmed mahamud yusuf oo shalay lagu aasay Mandheera.

Allaah jannadii fardowsa ha ka waraabsho marxuumka ,Annagana gadaashiis Alllaah nama fidneeyo.

Qore: Sh. Sahid Yusuf
sahidyusuf@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.