Home » News »

Kafaalo Magazine-2013 oo Soo Baxay

kafaaloKafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulshada, sida xoojinta iyo xakameynta dareenada qofka ee la xiriira culuumta nafsiga.

Daabacaadii 2012 waxaa lagu falanqeeyay Soomalida kudhaqan Yurubta Galbeed tiro ahaan iyo tayyo ahaan. Meesha daabacadaan 2013 lagu lafa guray mawduucyadaas aan kor kuxusnay.

Halkee ka heli kartaa?

  • Xafiiska Kafaalo Oslo (tel +47 21 64 68 15), kadib postada kuusoo dhigaynaa
  • Maktabadaha iyo dukaamada Soomaalida wadamo badan Yurub
  • Maktabadaha (Libraries) wadamada Scandivian-ka hadaad u sheegto inaad ubaahan tahay, way kuu soo dalbayaan.
  • Waxaad ku heli kartaa online inaad si toosa ugu akhrisato qaab joornaal, adigoo bogagiisa rogan kara, guji linkiga hoose

http://www.joomag.com/magazine/kafaalo-magazine-2013/0788273001359828307

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.