Home » Warar »

Midawga Yurub oo diidan in Dawlada KMG ah ay waqtiga kororsato

Midawga Yurub waxaa uu ugu baaqay madaxda dawladda Soomaaliya inay qaadaan tilaabo kastan oo sahli karta inuu isbadal dhaco marka la gaaro 20 bisha August ee sanadkaan.

Sida ay daabacday wakaaladda wararka KUNA ee dalka Kuwait War saxaafadeed ka soo baxay Golaha ururka Midawga Yurub u qaabilsan arrimaha dibbadda ayaa lagu sheegay in Midawga Yurub uusan u dulqaadanayn in dawladda KMG ee Soomaaliya ay waqti kororsato.

Midawga Yurub waxaa uu ugu baaqay madaxda dawladda Soomaaliya inay qaadaan tilaabo kastan oo sahli karta inuu isbadal dhaco marka la gaaro 20 bisha August ee sanadkaan.

Warsaxaafadeedka ayaa laagu sheegay in Midawga Yurub uu diidan yahay in la kordhiyo waqtiga dawladda KMG ee Soomaaliya waxayna qeyb ka tahaybaa la yiri go’aanadii shirkii London ka dhacay bishii February Midawga Yurub.

Shirarka ka kala dhacaya Turkiga iyo Talyaaniga bilaha June iyo Jully ee sanadkan ayaa si weyn loo taageeray, sida war-saxaafadeedka lagu sheegay.

Dowladda KMG ah oo dhinaceeda ka wada dadaallo looga gudbayo marxaladda KMG- nimada ayaa dhanka kale waxaa loo madlan yahay in marka la gaaro bisha August ee sanadkaan in dalka ay dhacaan doorashooyin lagusoo dooranamayo madaxda dawladda cusub ee dalku yeelanayo.

Muusa Jiisow, Muqdisho

###

English Versionj:

EU against any extension of mandate of TFI”s in Somalia

5/14/2012 3:25:00 PM

BRUSSELS, May 14 (KUNA) — With only three months to go to the end of the political transition in Somalia, the European Union (EU) Monday called on the Somali leadership to seize this opportunity and to implement their commitments to ensure that the 20 August deadline is met.

“The EU rejects any further extension of the mandate of the Transitional Federal Institutions (TFIs) in line with the outcome of the International Conference on Somalia in London on 23 February 2012,” said the EU Foreign Affairs Council in a statement.

The EU looks forward to the Istanbul Conference on 31 May-1 June and to the International Contact Group meeting in Rome on 2-3 July on Somalia as important meetings in assessing progress before the end of the transition, noted the statement.

It said that te new EU mission EUCAP NESTOR will assist states in the Horn of Africa and the Western Indian Ocean, including Somalia, to develop a self-sustainable capacity to enhance their maritime security and governance, including judicial capacities. The mandate of the EU naval operation EUNAVFOR ATALANTA off Somalia has been extended until December 2014, added the statement. (end) nk.mt KUNA 141525 May 12NNNN

Source: http://www.kuna.net.kw/ArticleDetails.aspx?id=2240390&language=en

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.