waxaan halkaan tahniyad aroos uga diraynaa Arooska iyo aroosada
Mudane Ahmed Huruuse Hashi iyo Jamiilo Abdirahman Mohamud oo
aqalgalkoodu kadhacay Magalaada Galkacyo taariikhdu marka ay ahayd
11/12/2011.
waxaa tahniyada Diraya dadka kala ah:-
1.Mohamed Ahmed Afeey
2.Abdikarim Abdulahi Ducale
3.Asad Abdul Shire
4.Mohamed Adam Jama
5.Khadar Mohamed Baraag
6.Mohamed Adan Geele
7.Mohamed Farax Caynab
8.Abdisamed Ibraahim Qaroon
9.Dahir Muuse Hussein
10.Ahmed Diiriye Sugulle
Mahadsanid







comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.