Sidaas waxaa sheegay Telefishanka Channel 4 ee dalka UK oo si aad uga hadlay dhibaatada xooga weyn ee ka taagan xerada barakacayaasha ee BADBAADO, dhibaatadaas oo ah ah ay halkaas ka taagan tahay kufsasho aad u ba’an oo lagula kacayo dumarka soo barakacay, arrintaas oo u dheer gaajada iyo cunto laann dadka haysata.
Xeradaan waxaa la sheegay in dumar badan lagu kufsado xeradaas, 10 dumar ah toddobaad kasta, ayadoo xerada lagu kufsadaa, ayaa telefishanku ka sheegay barnaamijka.
Telefishanka Channel 4 ayaa sheegay inuu isku deyey in uu DFKMG weydiiyo eedaymaha loo soo jeediyey in DFKMG aysan arrinta wax ka qaban.
Video: Halkan ka daawo
ama ka daawo hoos:
Ru ahanti wa ayan daro in kufsi lagula kaco shecebka dowlada micinka biday ee ka sohajiray coladaha iyo abaaraha xarkaha gostay aniga waxan urka fekrad ahanteda arinta iney tahay mid siyasad ximi iyo aminad daro ku keni karta dowlada iyo shecebka ay madxda utahay wana wajib ah in ay dowla kmg ah ay tilabo dagdag ahe kaqado cida ku kaceysa falaka waxushnimada ahe manta wa malinti shecebka lo mujin laha wanaga dowlad nimo ee ma ahane in xumato lagu bero wayo wa dad dalan meyl kastana ka dhibatesan marka waxan ka codsaneyna dowlda waxa ay dowld utahay wa shecebka iyo dalka wixi wax udhibi karana wa in laga dhowra xaquuqdodana la ilaalsha