Home » Faallo »

Maanso- Deelleey-Difaaca Badda Soomaaliya

Jiiftadan oo ah Deelleey,  kuna saabsan diffaaca Difaaca Badda Soomaaliyeed waxaa tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalle oo ku magac dheer Maxamuud Shiine.

Abwaanku waxa uu jiiftada ka tiriyey damaca la soo cusboonaysiiyey ee lagu doonayo in lagula wareego qayb kamid ah badda Soomaaliyeed. Waxana uu abwaanada iyo gabayaaga kale ku boorinayaa in ay jiiftadan ka qayb qaataan.

“Damacaa Badda Gaarey Yaa Dareemi karaaya”, ayaa abwaanku ku hal qabasanayaa. “Yaa damiir ku dambeeyo, yaa difaaci baddeena.”

Halkan ka dhegeyso jiiftada. (MP3) ama hoos dhegeyso:

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/deeley_damac.mp3]

Abwaanka waxaa lagala xiriiri karaa emailka hoose:

WT Maxamuud Axmed Cabdalle (shine)

Email: mabdalle@gmail.com

 

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Maanso- Deelleey-Difaaca Badda Soomaaliya "

  1. Abdi farah jama says:

    Waa waajib Qaran,Dimeed, Ded iyoDaleed in qofkasta ka qaybqaato difaaca afka,qraalada,bannaanbaxyadda iyo adinba qofba waxaa uu karo.
    waxaa mudan in la bararujiyo ummadda somaliyeed meel ay joogtaba.
    waxaan somali talk u sheegaya inay baldahaba ka geli doonto taarikhda
    ummadda somaliyeed sida u soo jeedan ilaalinta dhaxalka somalieed
    ninba waxaa uu beerto ayuu guran doona Aduun iyo Aqiraba
    (Ma damaaciyeen Dalkayga dugaag iyo dalafka liitahe,dugsi maleh qabyalidi waxay dumiso mooyaane).
    Ma damaaciyeen dalkeyga Dugaag haddaan duul kala gayn)