Home » News »

Baaq nabadeed ay soo saareen Beesha Cali Ibraahiim (Reer Bicidyahan).

Shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Beelaha Cali Ibrahim (Reer Bicidyahan) oo ay ka soo qayb galeen qaybo ka mid ah Isimad, aqoonyahanada, odayaasha, dhallinyarada iyo ganacsatada ayaa waxaa looga hadley dagaaladdi lagu hoobtey ee ka dhacey Galkayo maalmihii la soo dhaafey. Shirkaan oo ka dhacey Magaaladda Galkayo dadbadan oo jooga daafaha adduunkana ay kaga qayb qaateen khadka Teleefoonka ayaa Beelaha Cali Ibraahiim ( Reer Bicidyahan) waxey ka soo saareen baaqii abid ugu weynaa ee beeshu soo saarto kaasoo kooban qotobadaan hoos ku qoran.
1. Waxaanu ka xunahay dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo ee lagu qaaday xaafadda garsoor, oo uu ku daadanyo dhiiga xurmada leh ee dadka riximka, Muslimiinta, iyo walaahahaba ah, waxaana aaminsanahey in dagaalkaasu yahey mid xaaraan ah, dhaqan iyo sharciba isla markaana caado dhaaf ah, oo aan loo baahaaneyn wax faaiido ahna laga gaareyn.

2. Waxaanu tacsi u diraynaa dhammaan eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii aan waxba galabsan in ilaahay uu ka waraabiyo janadiisa kuwa dhaawaca ahna uu siiyo caafimaad taam ah.

3. Waxaan ku baaqeynaa in xabbada iyo gulufka colaadeed laga joojiyo dadka ehelka ah, si deg deg ahna loo bilaabo wada hadal laga yeesho dhibaatada dagaalka keentay isla markaasna dhibka dhacay lagu xaliyo gogol wada xaajood rismi ah;

4. Waxaanu ku baaqeynaa in gurmad deg deg ah loo fidiyo dhammaan dadka shacabka ah ee wax ku noqday dagaaladii magaalda ka dhacay; barakacana la joojiyo, isla markaana aan si gaar ah xanuunka ula qaybsanaynaa walaalahayo beesha Tanade Daarood.

5. Beelaha Cali Ibraahim (Reer Biciidyahan) waxay diyaar u yihiin iney gogal nabadeed u fidiyaan dhinacyada dagaalku dhexmarey ayna kaalin libaax ka qaataan dhexdhexaadinta.

6. Waxaan ugu baaqeynaa dadka ku jira abaabulka dagaalka ee hadda ku mashquulsan arruurinta maleeshiyaad beeleedka iney joojiyaan gulufka colaadeed ayna ka shaqeeyaan in aan dhiig danbe daadan.

7. Waxaan xasuusineynaa dhammaan qaybaha dagaalamaya iyo dadwaynaha Soomaaliyeed gaar’ahaan reer Mudug in dhiiga muslimiinta xaqdaro lagu daadshaa xaaraan tahey, cidna aysan u banaanayn, Allaahbaana maalinta qiyaame qof walba waydiinaya kulana xisaabtamaya qaybta uu ku leeyahey daadinta dhiiga dadka muslimiinta ah iyo goynta nafta ruuxa muslimka ah.

Dadka baaqaan ku sixiiixan
Liiska Isimada:
1. Suldaan C/salaam Suldaan Maxamuud Suldaan Axmednour
2. Islaan Xassan Cigaal Ciise
3. Suldaan Xasan Urur Dabey
4. Suldaan C/raxmaan Aaden Dude
5. Suldaan C/qani Suldaan Xassan Xaji Cali Baalle
6. Suldaan maxamud Qiima-waaye
7. Amiir C/laahi Amiir Warsame

Liiska Nabadoonada iyo Odayaasha
8. Xusen Jama Gadood (Xuseen Dayl)
9. Cumar Nuur Galleyr
10. Axmed Deeq Cali Fitig
11. Yusuf C/raxmaan Dulcad
12. C/laahi Warsame Ciribey
13. Cornal Axmed Shiikh saciid
14. Xuseen Bayaxow
15. Xuseen C/le Muse (Birjeeb)
16. C/laahi Moxamud Aden (Karahaye)
17. Xusen Xaashaawe
18. Bashiir Sh Maxamed
19. Aden Qase
20. Cali Muse Cali Bale
21. Cise Barre Cisee
22. Maxamud Warsaem Garcase
23. C/Rashid Dahuir Suldan Cali Balle
24. Maxamed Suldan Xassan Suldan Cali Balle
25. C/dahir Suldan Cali Balle
26. Adan Husen Ow Dahir Tiif
27. Gen. Hasan Doy
28. Xusen maxamed (Xusen Dheere)
29. C/karim Suldan maxamud Suldan Xaji Axmed Nuur
30. Maxmud Warsame (Cukaashe)
31. Cabdi xasan Aaden dudade
32. Saciid Xasan Cirguje
33. Aadan Xaraare Gardaf
34. Farax Cali Caruush
35. Maxamud Cabdule Xeris (Indha guran)
36. Caluuke Kadiido
37. Cali xiis Cabdi Abshir
38. Deeq Aaden Abshir
39. Sh Cabdikaafi Saciid Suldaan Xajhi Axmed Nuur
40. Maxamed Xaashi Dareeyee
41. Ismaaciil Xassan Daauud
42. C/raxaam Cilmi Kooshin
43. Maxmaed Jama Cakood
44. Khaliif saleebaan cali Xagar
45. C/wahaab Suldan Xaji Axmed Nor
46. Cali Sk Axmed
47. Axmed Farax Jama
Liiska Aqoonyahanada:
48. Eng. Bile C/laahi Warsame (Bile Ciribey)
49. Eng. Xassan Maxamed Jibriil
50. Dr. C/raxamaan Maxamed Jibrill Garabcad
51. Dr. Xasan Farah Cigaal
52. Dr. Aadan C/dule Axmed Nor (Aden Galkacyo)
53. Dr. C/kariim Dahir Guure
54. Dr. Bashir Ahmed Bashi
55. Dr. Liibaan C/laahi
56. Dr. Burhaan Bakeyle
57. Dr. Maxamed yarre Acra
58. Dr. Jabir Maxamud Fooljaawe
59. Dr. Bashir Maxamed Xuseen
60. Dr. C/risaaq Janna Galle
61. Captan. Cabid rabi Aaden Galool
62. Gen. Maxamed Warsame Darwiish
63. Gen. Xasan Maxamed (xasan Doy)
64. Cornal. Cabdi Caydiid
65. Dr. C/xakiim baydaani
66. Dr. Qaasim sh Maxamud
67. Dr. Burhaan Bakeyle
68. Dr. Maxamed Daahur Xasan
69. Dr. maxmed Xassan Yusuf Walash
70. Dr. Maxamed Saciid Taabile
71. Dr. Caydiid Daaud Indhaguran
72. Dr. Maxamed C./wahaab Suldan Xaji
73. Prof. C/xakiim Farax Cali caruush
74. Prof. Maxmud Xasan Naagadoon
75. Dr. Saciid Niiriye Abshir
76. Dr. Maxamed C/qaadir
77. Dr. Muxyadiin Xasan Naagadoon
78. Dr. saciid Cali maxamed hawaar
79. Dr. C/xakiim C/le Bidaar
80. Dr. C/nuur Maxamed Aden
81. Eng. Suldaan Cali Xade
82. Dr. C/qaadir Suldan Maxamud (Jaziira)
83. Prof. Warfaa Garweyne
84. Prof. maxamed Axmed Xashi Dareeye
85. Prof. Aden Ismaciil Sh Cali
86. Eng. Abdullahi Faataxo
87. Dr. Maxamed Cumar Muse
88. Dr. C/risaaq Salal Taabile
89. Prof. Maxamud Sh Maxamed Daafeed
90. Drs. Sahro Sh Cali
91. Dr. Cali Yusuf xirsi (Cali Doy)
92. Col. Cabdi Xaaji Cali Baalle (Urufey)
93. Col. C/laahi Xaaji Cigaal (Shaxam)
94. Col. Max’ed Xaashi Aw Yuusuf
95. Col. Yaxye Max’ed Farax (Dhaladheere)
96. Dr. Cabdiraxman C/llahi Saylici
97. Dr. C/qadir Maxamud Axmed-Nur (Jazira)
98. Eng. Aadan Jama Gadood
99. Eng. Yusuf Cali Xersi
100. Dr. C/rashid Max’ed Dahir
101. Eng. Huruuse Daahur Jamac
102. Dr. maxamed Jibriil Garabcad
103. Dr. C/kaafi macalin Timedheer
104. Dr. Raage Dahir Xasan
105. Prof. Maxamed Farax Cowsey
106. Dr. Dalmar maxamed
107. Dr. Axmed Cawil shaarweyne
108. Dr. Khadar Adan Xaraare
109. Dr, C/qafaar Cilmi Xaange
110. Eng. Saciid Yusuf Maxamed (Cawaale)
111. Dr. Idriis Xasan Cirguje
112. Dr. Maxamed Cumar Muse
113. Prof. Axmed Xasan maxamed (xasan doy)
114. Dr. Xasan C/qaadir Maxamed (xasan faradhuub)

115. Liiska Ganacsatada
116. Axmed Yusuf Khayaad (Axmed Dheere)
117. Nasteex Cali faraxa
118. Muxyadiin Cali Olal (Rooble Kaash)
119. Xuseen maxamed Muse (Xuseen Galladi)
120. Cumar C/wahaab Suldan Axmed nor
121. C/risaaq maxamed (C/risaaq dheere)
122. Dr. Maxamed C/qaadir
123. Maxamed Dahir Xassan
124. Axmed maxamed Muse ( Axmed Iley)
125. Shaafic Fuundi
126. Maxamed cabdi cartan
127. Cumar Jama Gadood
128. Cali Food
129. Maxamed Xasan Qaaquf
130. C/laahi nuuriye Abshir
131. Faysal Cabdile Bidaar
132. C/raxmaan Cabdile Bidaar
133. Maxamed Cabdile Bidaar
134. Axmed dhankooli
135. Asad Nugus
136. Saciid Axmed Faaraxa Jaajaale
137. Cabdideeq Cabdi Abshir
138. Xuseen Dahir Jama
139. Axmed Farax Jaajaale
140. Muse Dahir
141. C/casiis Daahuir Guure
142. Imman Daahur Guure
143. Aadan Badal Khalaf
144. C/khaddar Shoode
145. Farax cali cigaal Gurey
146. Warsame nur dhakool
147. Muse maxamed
148. Khalid Jama Dahir
149. Maxamed Japaan Cali
150. Saacid Quule warsaeme
151. Ibrahim juge

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.