Home » Warar »

Gurmadka abaaraha iyo doorka ay kaqaateen jaaliyada Copenhagen.

Wadanka Denmark gaar ahaan Caasumada wadankaas ee Copenhegan ayaa jaaliyada degan halkaasi waxaay deeq gaarsiiyeen walaalohooda ay abaaruhu halakeeyeen ee koonfurta soomaaliya.
Deeqdaas oo ahayd lacag gaareysa 20.000$ waxaana loo wakiishay inay qaybiyaan Markazka Ibnu-baz ee Magaalada Muqdisho.
Nooca cuntada laqaybiyey ayaa waxay ka koobnaayeen Bariis,bur iyo saliid.
Raashinka waxaa lagaarsiiyey Gobolka bakool,tuulooyinka kala ah, Wargubad, Wardhiigley, Balanbaale,Doonxumow, Domono, Towsiile, Lowsirbiile iyo Suubaanka ayroogo.

 

Halkan kadaawo masawiro dheeri ah

Faysal Hirsi.
+45 51663110 .
copenhagen /Denmark

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.