Home » Warar »

Reysalwasaraha TFG oo magcaabay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isagoo ka duulaya baahida deg-degga ah ee loo qabo maareynta musiibooyinka iyo waajibka dowladda ka saran dadka dhibaateysan ee abaaraha ku dhufteen iyo barakacayaasha aan xadka laheyn eek u soo qulqulaya magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha isag oo qiimeeyey xaaladda macluuleed ee gobolada dalka ka jirta iyo talo soo jeedintii guddigii abaaraha ee heer wasiir ee ahaa in la sameeyo Hay’ada Maareynta Musiibooyinka. Ra’iisul Wasaarahu waxuu go’aamiyey in la howlgeliyo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, isagoo u magacaabay shaqsiyaad karti, aqoon iyo waayo aragnimo u leh howlahan baaxadda leh, isla markaana sumcad ku leh bulshada dhexdeeda, ayuu Ra’iisul Wasaarahu magacaabay hay’ad madaxbannaan oo qaabilsan gurmadka abaaraha, fatahaadaha iyo musiibooyinka kale waxaana loo magacaabay:

Halakan ka soo rogo warkii oo dhamaystiran ahna BDF

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Reysalwasaraha TFG oo magcaabay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka "

  1. Magan says:

    iyadoo somali ay waligeedba isu gargaari jirtay ayaa haddana waqtigan waxaa wanaag sanaan lahaa in somali ay iyagu isku tashadaan oo aanay cidna wax ka sugin. tusaale :( iyadoo bakhaarada raashinka ee UN tu ay muqdisho kuleedahay ay raashin ka buuxaan ayaa waxaa la sheegayaa in muqdisho xeryaha ku yaala maalintii ay ku dhintaan 19 caruur ah gaajo darteed).
    Maanta iyo marwalbaba waxaa haboon in somali ay iyagu is ku tashtaan oo isu gargaaraan qabiil iyo gobolaysi wax ay noo tarayaan ma jirto qabiil iyo gobolaysi waxaa ku naaxaya gumeystaha iyo kuwa u shaqeeya.