Home » Warar »

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray ururada bulshada rayidka ah.

Ururada Bulshada Rayidka ah ee uu maanta Ra’iisul Wasaaraha DFKMG la yeeshay kulanka ayaa isagu jiray dhammaan qeybaha bulshada ay ka koobantahay.

Waxaa goobta kulanka ka hadlay shaqsiyaad ka mid ah ururada bulshada rayidka ah oo si aad ah u soo dhoweeyey kulanka, isla markaana siiy ey Ra’iisul Wasaaraha warbixinno la xiriira xaaladda dhabta ah ee dalka iyo doorka ururada bulshada rayidka ah. Waxeyna ka codsadeen Ra’iisul Wasaaraha inuu dar-dargeliyo howlaha xukuumadda, gaar ahaan gar-gaarka bani’aadanimo.

Halkan kaaawo swira dheeri ah

Halkan ka akhriso warkoo dhamaystiran ahna PDF

VIDEO: Gurmadka Abaaraha Soomaaliya

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.