Home » Announcements »

Jaaliyada Mudulood ee magaalada Birmingham Uk oo Tacsi Tiiraanyo leh udiraaya dhamaan Beelweynta Mudulood Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Imaan Maxamuud Imaan Cumar.

Waxaana Alle ugabaryeynaa imaanka inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan kasiiyo.

Anagoo ah jaaliyadda Muddulood ee magaalada Birmingham Uk Waxa aan  tasi tiiraanyo leh u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhammaan beelweynta Mudullood  iyo soomaalida oo dhanba oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeriyooday magaalada Nairobi 12. Maajo 2011.

Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa ka mid ahaa duubab dhaqameedyada caanka ka ahaa dalka Soomaaliya iyo geeska afrika, sida weyna looga qadarin jiray, waxaa uu horay uga qeyb qaatay dadaalo nabadeed iyo xalinta khilaafaadka colaadihii dhex mari jiray Beelaha Soomaaliyed.

“Allaha u naxariistee Iimaam Maxamuud Iimaam Cumar wuxuu ahaa hogaamiye bulsho oo ku caanbaxay Nabad raadinta Soomaalida dhexdeeda, wuxuuna had iyo jeer ku howlanaa sidii loo heli lahaa Nabad waarta, Xassilooni iyo Dowladnimo”

Tacsida waxaa diraya Guud ahaan Jaaliyadda Muddullood ee magaalada Birmingham Uk:

01: Cumar Xassan Raage (ugaas cumar)

02: Daahir caraale

03: Abdullahi Omar Adow (fooldheere)

04: Hassan Abdirisaaq Boolis

05: Axmed Sheikh Ibraahin

06: Seylac Xassan Hilowle

07: Ciise Maxamud Samow
09: Prof Maxamuud Nuur
10: Inj Siyaad bare nuur
11: Cali Axmed Jabaye
12: Dr Cusmaan Xaaji Jumaale kulmiye

13: Aboolo Xabad Tafad
14: Aweys Maxamed Hilowle
15: Cawil Xassan Xussein

16: Sheekh Cali Xassan
17: Nuur Maxamuud
18: Xuseen Geedow
19: Xasan Maxamed Cosoble
20: Mahad cabdullahi eybakar

21: Cumar Shire Cadaawe

22: Ibraahin Cabdulle

23: Yusuf Cali

24: Axmed Cali Black

25: Cabdullahi Sabriye

26: Cabdullahi  Abuukar Xassan (Seed)

27: Kamaal Xassan Culusow

28: Axmed deeq Xassan Culusow

29: Mahad Cali Cabdi

30: Xassan Abuukar Xassan (xassan abti)

31: Xassan Qaasin Xassan (goley)

32: Axmed Yusuf Cali

33: Cabdulqadir Sheikh Cali

34: Maxamud Cali Kulmiye

35: Cali Xaaji Axmed

36: Maxamud Sheikh Maxamed (gows)

37: Abshir Abuukar Shabashabo

38: Cabdulle Suudi Yalaxow

39: Cabdullahi Geemaale

40: Muuse Caraale

41: Cali Xaaji Sikale

42: Cali muxudiin

43: Cismaan Maxaayare

44: Daahir Macalin (daahir Sweden)

45:  Ismaaciil Macalin Cabdiraxmaan

46: Saalax Sheikh Abuukar

47: Yusuf Geesey

48: Maxamed Cusmaan Badmaceeye

49: Cabdulqaadir Sheikh Cali Saciid (ilka case)

50: Maxamuud Garbowd

52: Axmed Cabdi Geedi

53: Cabdullahi Qalinle

53: Maxamed Cawad

54: Muuse Cabdi

55: Shariif Sheikh Nuur

56: Daahir Macalin Xassan

57: Shariif Xussein

58: Cabdulqadir Xabad Tafad

59: Cabdulqaadir Kasaaye

60: Xassan Basar

61: Cabdullahi Cijo

62: Cumar Barre

63: Bashiir Xussein

64: Dhicisow

65: Cabdi rashiid Cali Hilowle

66: Cabdullahi Guli

67: Prof C/qadir Ruumi

68: Cilmi Maxamed Cumar

69: Cabdulqadir Abgaalow

70: Cabdirashiid Gaab

71: Canshuur Macalin Yusuf

72:  Cabdi Bille

73: Cumar Qalinle

74: Maxamed Oorso

75: Abshir Maxamud Nuur

 

 

Inaa Lillaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun

 

Abdullahi Omar Adow (fooldheere)

Birmingham UK

fooldheere@hotmail.com

 

 

 

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.