Home » Faallo »

Tacsi: Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) oo ku geeriyootey Qardho

Waxaa si gaar ah tacsi loogu dirayaa Zakariya Aadan (Xaayow) oo hooyadiis, Allah ha u naxariistee Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) ay ku geeriyootey magaalada Qardho.


Tacsi:

Somali Media iyo Universal TV, ayaa tacsi buuxda waxa ay si wada jir ah ugu dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) oo ku geeriyootay magaalada Qardho ee Puntland. Hooyadan Soomaaliyeed, ayaa waxa ay dhashay nin qaali ah, oo lagu magacaabo Zakariya Aadan (Xaayow).

Geeridan naxdinta leh ee ku timid Maryan Dabaalato, waxa aanu Alle uga baryaynaa in Alle qabriga u waasiciyo, danbigeedana Alle ka cafiyo. Dhamaan qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Somali Media
Abdimalik Askar
aabdimalik@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Tacsi: Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) oo ku geeriyootey Qardho "

  1. BASHKA says:

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileeehi Raajacuun: Allah u naxariisato Maryan Maxamed Muuse (Maryan dabaalato) Waxaa tacsi u diraa dhamaan Caruurteeda Xaawo Kiin, Faarax, Xaayow, Saciid Sujino, Maama Nuuri oo ku kala nool Europe, America, Somalia. Waxaan Allah uga baryeenaa in Allaha Qabrigeeda Nuuriyo waasac ugu yeelo. Dhamaanteena Samir iyo Iimaan naga siiyo Hooyo Maryan. Waxaaa xasuusto Hooyo maryan dabaalato waagii xaafadda hooyo aad u qalbi macaan, Naxaris badan,
    Wasalama caleykum bahda soomalitalk

  2. walaal askar yara saxa magac hooyo maryan axmed muuse ku dhimatay bosaaso maalinta khamiis 6 abril habeen jimco so galayey walaal ehelka waxay kala jogaan uk, denmark, norwey itopia, iyo bossaso