Home » Announcements »

Tacsi: Nabadoono Geeriyoodey

Tacsi Ay Dirayaan Jaaliyadda Cali Saleebaan ee UK

( Innaalilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun )

Dhammaan jaaliyadda Beelaha Cali Saleebaan ee Uk waxa ay tacsi tiiraanyo iyo argagaxba leh u dirayaan dhammaan ummadda reer Puntland gaar ahaan Beelaha Cali Saleebaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid nabdoonadii gudanayey howlaha  ay bulshadooda iyo  ummaddaba u hayeen ee ku galay shilkii argagaxaa lahaa agagaarka magaalada Sheerbi. Shilkaas oo runtii ahaa mid Argagax leh ayna aad iyo aad uga naxeen dhammaan ummadda reer Puntland.

Nabadoonadii shilka ku dhintay waxa ay kala yihiin

–         Nabadoon Cabdale Yuusuf

–         Nabadoon Maxamuud Dayaan

–         Nabadoon Maxamed cabdikariim

–         Nabadoon Garyare

Runtii Taariikhda iyadaa qoreysa halgankii ay nabadoonadan u soo galeen sidi ay bulshadooda wax ugu qaban  lahaayeen una xasilin lahaayeen mar walbaa khilaafaadka soo kala dhex gala bulshadooda.

Waxaanu leenahay Allaha u naxariisto nabadoonada oo janatul ferdowsa Allaha ka waraabiyo, bulshadii ay ka geeriyoodeen iyo eheladoodiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo aaaamiiin.

Tacsidan waxaa diraya dadka kala ah: –

1-   Maxamed Muuse Sugule

2-   Miciin Cali Jaamac

3-   Faarax Yaasiin Dalmar

4-   Cabdirisaaq Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi

 

5-   Cabdixakiim Jaamac jooje

6-   Cabdirisaaq Hiirad

7-   Cabdisalaam Hiirad

8-   Maxamuud Bootaan

9-   Cabdikariim Cumar

10-               Fowsi M Quurshe

11-               Abshir Kheyr laroor

12-               Siciid Yuusuf

13-               Sharmaarke Cabdullaahi Buule

14-               Mustafe Cali Madoobe

15-               Warsame Maxamed Siciid Beeldaaje

16-               Cabdirishiid Maxamed Siciid Beeldaaje

17-               Jamaal Siciid Buuryoqab

18-               Liibaan Libaax

19-               Siyaad Cali Yuusuf

20-               Maxamed Mashruuc

21-               Yuusuf Takar

22-               Siciid Ilkocase

23-               Saciid kaliil

24-               Cabdi Cabdullaahi

25-               Shiikh Maxamed Xasan Caraale

26-               Siciid Shabeele

27-               Falaax

28-               Maxamed Yusuf

29-               Maxamed Yaasiin Cali Buur

30-               Cabdimajiid Boodacade

31-               Xasan Ciid

32-               Cabdullaahi Shaxaari

33-               Maxamed Cabdiraxmaan Gaarcad

34-               Axmed Ismaaciil

35-               Faadumo Jaamac

36-               Shukri Yuusuf Dheere

37-               Hibaaq Subag Dhame

38-               Khadra Bulxan

39-               Hinda Bootaan

40-               Faadumo yareey

41-               Fowsiyo Cartan

42-               Leylo Jaamac Jooje

43-               Faadumo Jaamac Leicester

44-               Roodo Tuube

 

La xirriir cabdi jooje saicentadv@yahoo.com

Mahadsanidiin Iftiinshe Media

 

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.