Home » Announcements »

Tacsi: Cabdi Cabdulaahi Shahar (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey Muqdisho

Tacsi Tiiraanyo leh

Cabdi Cabdulaahi Shahar oo lagu magacaabi jirey  (Cabdi Carabey) oo ku geeriyoodey dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdishu degmada Madiina waxaa tacsi loo  dirayaa ugu  horeyn qoyskiisa oo kala ah

Maxamed Cabdi Cabdulaahi

Xuseen Cabdi Cabdulaahi

Farxiyo Cabdi Cabdulaahi

Axmed Cabdi Cabdulaahi

Caasho Cabdi Cabdulaahi

Qadar Cabdi Cabdulaahi

Fahmo Cabdi Cabdulaahi

C/risaaq Cabdi Cabdulaahi

Safiyo Cabdi Cabdulaahi iyo dhamaan caruurtii  uu Awoowaha u ahaa sidoo kale tacsi taa la mid aha waxaa diraya .dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Masar waxey tacsi u dirayaan qoryskii iyo eheladii uu kageeriyoodey Marxuum Cabdi Cabdulaahi (Shahar) sidoo kale waxaa  tacsi gaar ah   loo dirayaa C/risaaq Cabdi Cabdulaahi  oo ka mid ah Mas’uliyiinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Masar. ahna gudoomiyaha Jaaliyadda beelaha Jareer-weyne ee wadanka Masar.waxaa kaloo tacsi u diraayo jaaliyadaha  Beelaha Jareer-weyne ee wadanka   kenya.  Masar. Saudi Arabia. South afrika. Uk ,Amerika. Liibya,yemen.Qadar. Canada.Holand.Filand iyo .sweden.

Waxaa kaloo tacsi diraya  Prof.Maxamed Cumar Dalxa ahna wasiirka arimaha bulshada.Xildhibaan  Maxamed Cumar Maxamuud,xildhibaan Mowliid Macaane Maxamuud. Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble. Xilidhibaan Huudoow Xaaji Aaden.xildhibaan  Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen dhamaantood waxay leeyihiin Samir iyo iimaan.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.