Soomaaliya ma ogola in dacwadda dib looga dhigo Bishan Maarso 15, 2021… Kenya waxay codsatay in dib loo dhigo…. Qoraal ay soo saartay maxkamadda Hauge waxay caddaysay in dhegeysiga dacwaddu bilaabaneyso 3da galabnimo ee 15ka Maarso 2021 oo ah Isniin.
“Dowladda Soomaaliya ma aqbali doonto dib u dhigis dambe ee dacwadda badda, in aad caddaaladda dib u dhigto waxay lamid tahay in aad caddaaladda diidan tahay,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe.
Daawo videoga
Halkan ka akhri qoraalka maxkamadda
Click to access 161-20210301-PRE-01-00-EN.pdf
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.