Home » Warar »

Shiinaha oo Safaaradiisii 24 kadib Soomaaliya dib uga furtay

Shiinaha ayaa markale dib uga furtay safaaradiisii  Soomaaliya mudo dheer kadib, labada dalba waxay ku tilmaameen in dib u furida safaarada ay muhiim u tahay xiriir koodana xoojin doonto. Safiirka loo magacaabay Soomaaliya ayaa ku hadla luuqada Soomaaliga. Qoraal aan kasoo turjunay (Xinhua) ayaa wuxuu u qoraa sidatan.

MOGADISHU, Oct. 12 (Xinhua) “Shiinaha ayaa Axada dib uga furay safaaradiisii si rasmi ah Soomaaliya. Wadanka Shiinaha ayaa si rasmi ah ugu  magacaabay safiir cusub wadankan Geeska Afrika ah oo kasoo kabanaya sanado ismaandhaaf ah.

Shiinaha  ayaa sida wadamada kale,  xiray Safaaradiisii shaqaalihiisana dib u ceshaday kadib markii dagaaladii sokeeye ka qarxeen Soomaliya sandkii 1991 wadinkiina uu kudhacay qalalaase iyo sharci la’aan (kala danban la’aan) taas oo qaadatay 23 sano.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamoud iyo kuxigeenka Wasiirka arimaha dibada  Zhang Ming ayaa si rasmi ah u shaaciyey dib u furida safaarada, xaflad ka dhacday caasimada Soomaaliya ee Muqdishu.

Madaxwaynaha ayaa soo dhaweeyey – Soamaaliya iyo Shiinaha xiriirkoodu waana taariikhi waana adagyahay, wuxuuna intaa ku daray, Shiinuhu wuxuu ka ciyaaraa Soomaaliya door wanaagsan markii loo baahnaa.

Kuxigeenka Wasiirka  warfaafinta ayaa yiri dib ufurida safaarada cusub waxay sii xoojindoontaa xiriirka laba geesoodka ah ee labada wadan.

Safiirka cusub ee Soomaaliya, Wei Hongtian, oo luuqada Soomaaliga si wanaagsan ugu hadla, ayaa yiri waxay iitahay sharaf in la ii magacaaabay inaan wadankayga  u matalo Soomaaliya,  taasoo  uu wax kusoo bartay Jaamacadii Ummada 1980s.”official

————————————–

MOGADISHU, Oct. 12 (Xinhua) — China on Sunday officially  reopened its embassy in Somalia and accredited a new ambassador to the horn of Africa country recovering from years of conflict.

China, like other nations, closed its embassy and relocated its staff after the breakout of civil war in Somalia back in 1991 when the country descended into a chaos and lawlessness that lasted during the next 23 years.

Somali President Hassan Sheikh Mohamoud and Chinese Vice Foreign Minister Zhang Ming announced the official reopening of the embassy in a ceremony in the capital Mogadishu.

The president hailed Somali-Chinese relations as historic and strong, saying that China has played a positive role in Somalia during its time of need.

The Chinese vice foreign minister said reopening of the new embassy will further strengthen the two countries’ bilateral relations.

Somalia and China established diplomatic relations soon after the horn of Africa nation gained independence from Italy in 1960, and Somalia was among African countries that lobbied for a UN seat for China.

The new ambassador, Wei Hongtian, who speaks fluent Somali, said he was honored to be appointed to represent his country in Somalia where he studied Somali at the national university during the 1980s.

China is one of the latest countries to reopen embassy in Somali capital Mogadishu, where several, mostly African and Arab nations, have diplomatic representations. Turkey, Britain, and Norway are among a number of European nations that have sent ambassadors to Mogadishu.

 

Xigasho:(Xinhua)

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.