Home » Tacsi »

Tacsi: Geerida ku timid Marxuum Yasiin Cali Warsame Guleed

tacsi (1)

Inalilaa wa’inilayhi Raajucuun inga oo ah Mohamed Ghalib Musse oo ku hadlay magaca dhamaan Reer Ghalib Musse Afi waxaanu tacsi u dirayaana Dhamaan Reer Cali Warsame Guuled.

Ilahay ha u naxariisto oo maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa. Dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday Marxuumku waxaanu leenahay Samir iyo Imaan Ilahay ha indka siiyo, Geeridu Waa Xaq. Kulu Nafsun Daa’iqatul Moot. Waxaanu Ilaahay uga baryeena Marxuumka in uu Ilahay u danbi daafo oo uu ku waaro Janada AMIIN Insha Allah.

Eng. Mohamed Ghalib Musse

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.