Home » Warar »

Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31

beyle3Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaana kulanka shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.

Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. C/rixmaan Ducaale Beyle ayaa Saxaafadda la hadlay Kulanka kaddib.

Fadlan Lifaaqa Hoose kala baxa Codka Wasiirka.

Halkan ka dhagayso

Axmed Nuur Maxamed.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.