Waxaan marka hore si xushmad iyo Qadarin leh ugu soo gudbinaya Shacabka Soomaaliyeed meel kaste ha jooggan labo warbixin oo ka hadlaaya dhibka Soomaalida Joogta Nairobi oo kaas oo ah Xadgudub Xaquuqda Aadamiga ee Fadlan Hoos ka aqriso ayadoo English ah:
.. Ethnic Somalis Under Pressure in Kenyan Capital.
Sidoo kale daawo videoyada hoose
The Stream : The Stream – Kenyan security crackdown sweeps.
Rights group slams Kenyan government for treatment of refugees
Ma doonaysaa in aad videoyadan kaydsatid, linkiga hoose ka akhri sida video loogu soo rogto computerka
Sida Video Youtube ah loogu soo rogto Computerka
Mahad sanadiin
Dahir Mohammed Sheikh
Email: mr.dahir@msn.com
Nairobi Kenya
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.