Home » Warar »

Baarlamaanka Soomaaliya oo is-hor-taagay Heshiiska Dekedda Muqdisho Loogu Wareejiyey Shirkad Turki Ah, ilaa laga…

somali55Qaraar uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaatay heshiis ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo ku saabsanaa maamulka dekedda Muqdisho ayaa tibaaxay “In xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku wareejin karin Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho Shirkad inta Golaah shacabku ka xaqiijinayo waafaqsanaanra heshiiskan …”
Qaraarka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN (pdf)

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Gudoomiyaha Baarlamaanka
Media & Public Relation Office Of Speaker
Email:- Media@parliament.gov.so

Sidoo kale Akhri Qaraar Uu Baarlamaanka Soomaaliya Ka Qaatay Dilka Odayaal Dhaqameedyada Buur Hakaba

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.