Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DFS oo sheegay in Soomaaliya tahay dal la haysto
–
Xildhibaan Cabdalla Boos oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka dalka Soomaaliya uusan gacanta ugu jirin dadka Soomaaliya, uuna yahay dal la haysto, waxana uu tilmaamay in xukuumadihii soo maray oo ay ku jirto Dawladda hadda jirta ee Federaalka Soomaaliya ay yihiin maqaar saar aan Soomaalida gacanta ugu jirin.
Daawo Video
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.