Home » Maqaallo »

Tacsi – {Halyeey /geesi waddani ah oo inaga tegay}

Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkedaba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda soomaaliyeed kadib geeridii halyeey qaran ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo xaleyto ku geeriyooday dalkaasi Mareykanka. Jaaliyaddu waxa ay leeyihiin Allaha ummadda soomaaliyeed sabir iyo iimaanba ka siiyo geesigaas/ halyeeygaas qaran ee ka geeriyoday, sidoo kalena eheladiisii iyo qaraabadissiba, isagana waxeynu leenahay Allaha janatul ferdowsa ka waraabiyo.

cabdirisaaqCabdirisaaq waxa uu ahaa geesi halyeey qaran waxaa uu kasoo qeyb qaatay halgankii gobanimodoonka ahaa ee SYL, wuxuu ahaa raggii ay ka go’nayd in ay arkaan soomaaliya oo xor ah oo lugaheeda isku taagta. Kadib Xoriyadda markii la helayna wuxuu ka mid noqday raggii ugu horeeyay ee ka qeyqaata maamulka dowlad soomaaliyeed oo xor ah. Cabdirisaaq waxa uu noqday ra’iisal wasaarihii ay yeelato soomaali xor ah ee 2aad isagoo ahaa muddadii u dhaxeysay 1964 – 67dii.

Qof walbaa wuu dhimanayaa oo qof haddii nolol lagu deynayo nabi Maxamed (CSW) ayaan dhinteen. Innaa lilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun Cabdirisaaq taariikhdaa xusi doonta wuxuuna taariikhda soomaaliya ka galay baal dahab ah. Waxaa kaloo lagu xasuustaa isagoo aan marna lagu arag isagoo dhinac ka ah dagaaladii qabaliga ee dalka ka dhacay, Mar walbaana uu mowqifkiisu caddaa, isagoo ay halheys u aheyd taariikhd ii gali meyso Cabdirisaaq oo ka shaqeeyay kal go’a soomaaliya. Allaahu akbar geesi wadani ahaa, geesi ku daysho mudan Allahayoow janatul ferdowsa ka waraabi, Allahyoow ummadda soomaaliyeed u soo saar rag Cabdirsaaq oo kale ah iyo kuwo ka kheyr badanba.

1- Yaasiin Daahir Muuse
2- Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude
3- Cabdi Maxamed Tarax
4- Cabdullaahi Suudi
Madaxweyne Maxamed Xaashi Carabeey
5- Maxamed Cabdixaliim
6- Jaamac Shiikh Cusmaan
7- Cabdirisaaq Xirsi Dhamac
8- Siciid yuusuf Wareey
9- Cali Cashuur
Asad Shaafici
10- Axmed Guufe
Asad keenadiid
11- Cali Dhoore idiriis
12- Cali Maxamed Cismaan – Cali Gacmeey
13- Bashiir macalinka
14- Cabdullaahi kooshin
15- Maxamed Xasan
16- Cabdiraxmaan Cali Cumar ( Janogale)
17- Cabdiraxmaan Guuleed Shiino
18- Cismaan Cumar Boqor
19- Farxaan Cali Nuur
20- Burhaan
21- Xasan Oslo
22- Xasan Sablaale
23- Siciid Amesh
Maxamed Cabdullaahi Beeldaaje
24- Warsame Beeldaaje
25- Suldaan Cabdifataax Guure
26- Cabdisalaam Yuusuf Teetano
27- Maxamed Jaamac
28- Siciid Yuusuf
29- Maxamed Yuusuf
30- Cabdi Daahir Sodonle
32- Aadan Guhaad
Sahra Xubeero
33- Shukri Siciid Daahir
Aamino Ibraahim
Siciido Dhiinje
34- Ustaad Maxamed Saalax
35- Cabdikeyf Bashiir Faarax
36- Sucaad Ceygaag
37- Xaliimo Saalax
38- Fowsiyo Cartan
39- Heykal Cabdullaahi
40- Raage
41- Liibaan Xirsi
43- Siciid Shabeele
44- Cabdirishiid Qandala
45- Cabdirishiid Beeldaaje
46- Cali Timoyare
47- Maxamed Yaasiin
48- Cabdulqaadir Yaasiin
49- Cabdisamad Qeyliye
50- Cali Maxamed Ciise
51- Cabdicasiis M Ciise
52- Maxamed Indhoyare
53- Sahra Yuusuf Jaamac
54- Faadumo Jaamac
55- Jamaal Siciid
56- Iyo qaar kaloo baddan

Diyaariye : – Cabdixakiim Jaamac Jooje
Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Leicester

TACSI:
Jaaliyadda Puntland Nairobi-kenya oo ka tacsiyeynaysa Geeridii Raysal wasaarihii hore Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
.

Dhamaan waxgaradka, Culimada,Aqonyahanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada reer Puntland ee kunool Magaalada Nairobi ee dalka kenya waxay ka tacsiyeynayaan Geeridii naxdinta lahayd ee kutimid Raysal Wasaarihii hore ee soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen. oo kugeeriyoday Minneapolis ee dalka maraykanka taariikhdu markay ahayd 31/01/2014 tacsida waxaa diraya dadkan hoos kuqoran:|

Ilaah waxaan uga baryeynaa in uu janadii kawaraabiyo intii uu katagayna samir iyo iimaan kasiiyo amin amin

1. Suldaan Aagaan guushaa
2.. Nabadoon Maxamed Xasan jibriil
3.Nabadoon Cabdiwaaxid
4.Nabadoon Aadan Cabdi Cilmi
5.Nabadoon Faarax Jaamac Jaqalo
6.Nabadoon Cabdi Samad Ciise Geedi
7. Nabadoon Nuur jeebbe
8. Nabadoon axmed cabddille jibriil
9.Maxamed Aadan daahir
10. C/laahi Maxamed Faarax
11.Axmed Qoodaar Horeeye
12.Dr Cabdi Daahir Xaji Yuusuf
13.Maxamed Cali Siciid Aasbaro
14. Burhaan Cali Suuryaan
15.Mamxed Cabdi Aadan Gacma Dheere
16. Cabdikariin Maxmed Muuse

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.