Home » Warar »

Minneapolis: Xuseen Samatar oo ka mid ahaa Guddiga Waxbarashada Minneapolis oo Geeriyoodey

xuseensamatarBahda SomaliTalk waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii marxuum Xuseen Samatar oo Axadiii ku geeriyoodey magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.

Gaar ahaan waxaan tacsi u direynaa xaaskiisii Ubah Jama iyo afarta carruur ah ee uu ifka kaga tegey.

Xuseen Samatar waxaa 2010 loo doortay in uu xubin ka noqdo guddiga waxbarashada ee Minneapolis school board, xilkaas oo uu hayey ilaa uu geeriyoodey.

Allah ha u naxariisto marxuumka.

Kullu nafsul daa’itul mowt.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.