Home » Faallo »

Sh. Cali Sh. Axmed (Qotte) oo ku geeriyooday magaalada Columbus Ohio

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY.

tacsiWaxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, dhamaan Beesha reer Nuur Ugaas Diini ee joogta dalka gudihiisa iyo dibadiisa (oo aan annagu ka mid nahay). Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum Sh. Cali Sh. Axmed (Qotte) oo ku geeriyooday magaalada Columbus ee carriga Maraykanka xalay oo taariikhdu ahayd 8/18/2013.

Waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, Su’aashana U Fududeeyo Janatufl Fardowsana albaabadeeda u furo.

Amiiin Amiin Amiiin..

Tacsida waxaa toos loogu diri karaa
-Abdimallik Aar; Shariif Aar
Email: abdimallik @ yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Sh. Cali Sh. Axmed (Qotte) oo ku geeriyooday magaalada Columbus Ohio "

  1. Allaha u naxriisto muslimiinta meel walba ay jooggaan, gaar ahaan culimadeena u taagan habeen iyo maalin sidii diintaan ugu gar gaari lahaayeen ummadana ugu faa-iidayaan. Allah waxaan ugu baryaaa inuu ku daro, maca nebiyiiina wa sidiiqiina wa shuhadaai, waa saalixiina wa xasunna uwlaa’ika rafiiqaa. aamiin

  2. Zakie says:

    Amiin, aaammmiin. May Allah bless his soul. May Allah ease the pain of his departure for us (his students, family and all somalis)

  3. Khadro Qaali says:

    inaa lilaahi wa innaa ileehi rajiccuun!!!! Illahow u naxariiso sheekh cali sheekh axmed qote.

    wuxuu ahaa nin diinta caan ku ah. ilaahay janadii ha ka waraabiyo samirna ha ka siiyo ehelkiisii iyo ardadiisii iyo soomaali oo dhan.