Home » Warar »

Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay Guddoonka Sare ee Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne

jareerweyn

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyay Kulan Muddo laba maalmood ah u socday Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne kaasoo looga hadlayay Marxaladda Guud ee Dalka iyo Siyaasadda Golahaas. Kulankan mudada Labada maalmood ka soconayay ayaa waxaa lagu lafa gurayay Xaaladaha Golahaas xiligan uu ku sugan yahay gaar ahaana habac dhinaca Maamulka ku yimid.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.