Home » Warar »

Warsaxaafadeed ku saabsan Dilkii Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax.

Kadib markii uu soo gabagaboobay Shir uga socday Magaalada Garoowe intii u dhaxaysay 17-19/ 2013 Jamaacada waxay soo saareen War Saxaafadeed kaan:

1- Waxaan u mahad celinaynaa allaah Subaahanahu Watacaa oo fududeeyey hawlo baddan oo ka mid ah aaskii Sheikha iyo qabqabashadii Danbiilayaasha. Waxaan kaloo u mahad celinaynaa Dowladda Puntland, sida wayn ay howshaan isugu xilqaantay waxna uga qabatay. Sidoo kale waxaan u mahadd celinaynaa dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland kaalinta ay ka qaateen wax ka qabashada dhacddadaan iyo cidkasta oo gacan ka gaysatay.

Halkan ka akhri Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran…

cqaadir1


Minneapolis: Tacsi iyo Cambaarayn Dilkii Sh Cabdulqaadir Nuur faarax

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.