Home » Warar »

Maamulka Hay’ada HARO oo Hambalyada Ciidul Fitriga u diraya Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida

Asalamu Calaykum Waraxmah, Ciid Wanaagsan,, Ciid Mubaarak.

Anigoo ku hadlaya magaca Gudiga iyo Maamulka Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) Waxaan hambalyada iyo Tahniyada ciidul Fitriga u dirayaa dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed. Illaahay hanaga aqbalo acmaasha khayrka ah ee bishaan aan soo samaynay, hana nagu daro kuwa dunuubtooda la dhaafo, naartana laga xoreeyo. Illaahay waxaan uga baryeynaa inuu ummada Islaamka dhibaatada iyo ciqaabka ka dulqaado, taladoodana uu gacanta u galiyo kuwa ugu akhyaarsan.

Si gaar ah Maamulka HARO wuxuu ugu ducaynayaa walaalihii ka qayb qaatay mashruucii Afurinta iyo u gargaarka barakacayaasha Soomaaliya, kaasoo lagu afuriyey 1200 oo ruux. Sidoo kalena 100 qoys oo indhoolayaal ah Baco ay roobka ka galaan loogu qaybiyey.Waad ku mahadsantiin taageerada joogtada ah ee HARO aad lagarabtaagan tihiin markasta.

On behalf of HARO’s broad and Staff wishes the Muslim Ummah Happy Eid Al-Fitr. On Eid wish you a joyous celebration and showers of Allah’s blessings. On Eid ul-Fitr, I pray that Allah’s blessings light up the path and lead to happiness, Peace and success the Somali and Muslim ummah who up hold always HARO’s projects. Thank you for your continuous support of HARO’s work.

Hassan Jama (Hassan Dhooye)
Executive Director

Humanitarian African Relief Organization (HARO)
3355 Hiawatha Ave South. Ste 202 Minneapolis,MN 55406

Line: 612-315-5691
Fax: 612-315-5693
hassan@harousa.org
haro.4needy@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.