Home » Warar »

Jaamacadda Kismaayo oo bilaabaysa Diiwaan gelinta Ardayda Cusub….

Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan dadka waxbarashada jecel iney jaamacadda Kismayo bilaabeyso diiwaangalinta ardeyda cusub 15 ramadaan 1433 ee hijriga oo ku beegan 4 August 2012.

Waxaa kale oo jira fursado waxbarasho oo loogu talagalay dadka shaqaalaha ah iyo ganacsatada waxaana ka mid ah:

  1. Daraaso khamiista iyo jimcaha(Weekends programmes) baxeyso oo lagu baranayo,
  2. kuliyadaha kala ah kuliyada shareecada,
  3. kuliyada tarbiyada iyo
  4. kuliyada maamulka iyo maareynta.

Daraaso intisaab(Distance Learning) ah oo lagu baranayo, kuliyada shareecada iyo kuliyada tarbiyada.

Wixii faah faahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa nambarada kala ah:

493522/0618673399/0615448562/0615877447

Faahfaahin dheeraad ah la xiriir emailka hoose:

kismayo1999@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.