Home » Faallo »

Tacsida: Xaaji Ibraahim Uunlaaye oo ku geeriyoodey Nairobi

INNAALILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Waxa Habeenimadii Axadda 13-kii May 2012 ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Ibraahim Cismaan Abuuker (Uunlaaye) oo magic iyo sumcad ku dhexlahaa mujtamaca Soomaaliyeed, Allaha awoodda leh waxaan uga baryeynaa in uu Marxuum Uunlaaye Qabrigiisa u waasiciyo, u denbi dhaafo oo u heibeeyo Jannatul Fardawsa.

Waxaan tacsi tiiraanye leh annagoo ah qoyska reer XaajiFaarax gaarsiinaynaa eheladii, Qaraabadi iyo umada soomaliyeed.

Waxaa tacsidan diraya:

  • 1. Xaaj iIbraahim Xaaji Faarax
  • 2. Xaaji Axmed Xaaji Faarax
  • 3. Cumar Xaaji Faarax
  • 4. Shire Xaaji Faarax
  • 5. Cismaan Xaaji Faarax
  • 6. Muuse Xaaji Faarax
  • 7. Ciise Xaaji Faarax
  • 8. Naasir Xaaji Faarax
  • 9. Cali Xaaji Faarax
  • 10. Jaamac Xaaji Faarax
  • 11. Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax
  • 12. Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax
  • 13. Axmed Cismaan Xaaji Faarax
  • 14. Axmed Maxamuud Xaaji Faarax
  • 15. Barkhad Cumar Xaaji Faarax
  • 16. Maxamuud Cismaan Xaaji Faarax
  • 17. Maxamed Cali Xaaji Faarax
  • 18. Ciise Cismaan Xaaji Faarax
  • 19. Maxamed Axmed Xaaji Faarax
  • 20. Mire Cumar Xaaji Faarax
  • 21. Bashiir Axmed Xaaji Faarax
  • 22. Axmed Xiddig Xaaji Faarax
  • 23. Ayuub Xiddig Xaaji Faarax
  • 24. Cumar Ibraahim Xaaji Faarax

Dadkaas oo kala jooga UAE, Somalia, USA, UK, China, Norway, Sweden iyoEgypt waxaan Allaha Subxaanahu wa Tacaalaa uga rajaynayaa inMarxuum Xaaji Ibraahim Cismaan Abuukar uu Naxariis siiyo, Jannatu Fardawsana geeyo, Qabrigiisana Allaha u waasaciyo,xissbatana u Fududeeyo, annaga iyo qarabaada iyo asxaabta iyo dadkoo dhanna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Aqbalo.

Ahmed Shino
Sharjah, UAE
shiinoyare@gmail.com

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo u tacsiyeeynaysa Allaha u naxariistee Xaaji Ibraahim Uunlaaye

Dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba kadib geeridii ku timid ganacsadihii weynaa ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Xaaji ibraahim Cismaan Uunlaaye oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka kenia.

Ibraahim Uunlaaye waxaa lagu xasuustaa sida hagar la’aanta leh ee uu uga qeyb qaadan jiray howlaha samafalka iyo horumarka dalka. Waxaa uu si gaar ah isaga xilsaari jiray dhisitaanka Masaajidyada iyo waliba isbitaalada. Allaha u naxariistee ibraahim uunlaaye waxaa uu ahaa nin si weyn looga yiqiin dhammaan waddamada geeska Afrika, kana mid ah halgamayaashii xisbigii leegada ee SYL.

Dhamman jaaliyadda Leicester waxa ay leeyihiin Allaha samir iyo iimaanba ka siiyo dadkiisii, eheladiisii iyo waliba dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isagana Allaha janatul ferdowsa ka waraabiyo. Aamiin.

Tacsida waxaa diraya

1- Yaasiin Daahir
2- Suldaan Maxamuud Qiilmawaayo
3- Xildhibaan Cabdi Maxamuud Tarax
4- Xildhibaan Aadan Maxamed Cali
5- Shiikh Cabdalle Maxamuud
6- Jaamac Shiikh Cusmaan
7- Cabdullaahi Suudi
8- Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude
9- Maxamed Cabdixaliim
10- Cabdullahi Muuse Guuto
11- Axmed Cali Bete
12- Cali Gacaneey
13- Cabdixakiim Jaamac Jooje
14- Axmed Guufe
15- Cali Cashuur
16- Suldaan Cabdifataax Guure
17- Cabdidaahir Sodonle
18- Siciid Yuusuf
19- Mustafe Cali Madoobe
20- Maxamed Yuusuf
21- Cabdirisaaq Dhamac
22- Cabdulqaadir Biina
23- Cabdulcasiis Qoolif
24- Cabdirishid Qandala
25- Ayaanle Saxar
26- Xasan Oslo
27- Cabdiraxmaan Shiino
28- Maxamuud Isqasaal
29- Bashiir isqasaal
30- Axmed Jaamac
31- Maxamed Jaamac
32- Liibaan Xirsi
33- Farxaan cali Nuur
34- Cabdinuur Bootaan
35- Cabdicasiis Muuse Qaalid ( Xeylo Boodo)
36- Axmed Dhalacadde
37- Cabdullaahi Dhunkaal
38- Cabdisamad Qeyliye
39- Mustafe Qeyliye
40- Cabdirishiid Beeldaaje
41- Warsame Beeldaaje
42- Sharmaarke Buule
43- Maxamed Yaasiin
44- Maxamed Saalax
45- Cabdisalaam Teetano
46- Maxmed Jaamac
47- Cali Ciise
48- Cabdicasiis Maxamed Ciise
49- Cabdulqaadir Maxamed Ciise
50- Jamaal Siciid
51- Sahra Yuusuf
52- Leylo Jaamac Jooje
53- Shukri Siciid Daahir
54- Sucaad Ceygaag
55- Fowsiyo Cartan
Cabdixakiim Jaamac jooje – Leicester UK

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

5 Jawaabood " Tacsida: Xaaji Ibraahim Uunlaaye oo ku geeriyoodey Nairobi "

  1. asha ahmed ali talyaani inaa LIlaah wainaa ilaah RAajicoon. allah u naxariisto marxuum adeer ibraahim osman abuukar janada fardoosana fadhigiisa allaha ka dhigo dhamaan reer osmaan abuukar iyo reer ibraahim iyo walaasheey muhubo guure huseen samir iyo iimaan allaha naga siiyo marxuum ibraahim osmaan uunlaaye janada fardoosa allaha ugu bishaareeyo

  2. Innaa Lillaahi wa inna ileyhi raajucuun. Anoo ku hadlaya magaca dhamaan reer Sheekh Mukhtaar Muxamed, Aabe Sh. Mukhtaar, hooyo Baar. Cismaan Jirac iyo Xuseen Macallim Iman iyo caruurtisa, waxaan u tacsi u direynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Xaaji Ibraahim Uunlaay, Alle ha u naxariisto jannatu Fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin, aamiin, aamiin.

  3. Anigoo ku hadlaaya Magaca Qoraayaasha Somalitalk waxaan Tacsi u direynaa:
    Marxuum Xaaji Ibraahim Cusmaan ( UUNLAAYE ) .
    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN
    ALLAAHUMA LAA TAXRIMNAA AJRAHU WALAA TAFTINAA BACDAHU WARXAM LANAA WA LAHU ALLAAHUMA IFQIR L AHU WAR XAMHU.
    Marxuumka oo muddo jiranaa Allaah Danbi Dhaaf ha Uga dhigo.
    Waxaan Dhamaan u Tacsiyeyneynaa Carrurtiisii Iyo kuwa ay sii dhaleyn dhamaantood Iyo Wallaakiis Cali UUNLAAYE oo Nairoobi Joogga .

  4. INAALILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN: anigoo ku hadlaaya dhamaan magaca reer barre jaaji waxaan tacsi u diraayaa dhamaan soomaali weyn gaar ahaan eheladii uu ka dhintay xaaji ibraahin uunlaaye AUN .Runtii nin weyn baa ka tagay soomaali oodhan ALLA waxaan ooga baryaayaa janadii fardowso
    AAMIIN YAA RABI ,
    liiska dadka u diraaya tacsida waa
    Aabe barre axmed faarah (barre jaaji)
    hooyo maryan canshuur
    maxamed bare
    hodan bare iyo caruurteeda (A/raxmaan,C/shakuur iyo faadumo muuse jaamac
    fardowso bare iyo caruurteeda
    caasho bare iyo caruurteeda
    xaliimo barre iyo caruurteeda
    muxubo bareiyo caruurteeda
    farxiyo bare iyo caruurteeda
    cabdiqani barre ioy caruurtiisa
    hindi bare iyo caruurteeda
    cabdi bare (dhagay)
    axmed bare (shiino)
    dayib bare
    inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun

  5. Inaa Lilaahi Wainaa Ilaah RAajicoon. Allah haw naxariis Janahh Fardosana ha ka waraabiyo ( awawai)