Home » Maqaallo »

TACSI:Xaajiyo Sacdiyo Aw Axmad Cali

Inaa lilaahu Wa inaa ileyhi raajicuun.
Waxaa  shalay oo taariikhdu ahayd.11.03.2012 ku geeriyootay magaalada Nairobi ala ha unaxariistee Xaajiyo Sacdiyo Aw Axmad Cali
Dhamaan qoyska reer Barre xaaji Samatar waxey tacsi tiiraanyo leh u diyaraan reer Yaasiin Xaaji Maxamed Ibraahim oo ay hooyadood ahayd dhamaan dadkaasi waxay marxuumada eebe uga baryayaan in ilaahay qabrigeeda u waasiciyo janatul firdowsana ilaahay ka waraabiyo.
Ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan ilaahay kasiiyo Aamiin,Aamiin,Aamiin .
Waxaa tacsida loogu diri karaa.
Maxamed Bootaan Barre
mbootaan@msn.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.