Home » News »

Waa dawradii 6aad oo ka dhacaysa wadanka Danmark magalada.Aarhus

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA Al-TAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Aarhus-Danmark dawradii 6aad ee sharciga ahayd.

Waxaa ka qayb qaadadan doona muxaadaradka iyo kalimaadka culimo iyo ducaad ka kala imaanaya wadanka Danmarka gudihiisa.

Dawrada hal ku dhageedu waa“GUNTA SARE GAAR AMA U DHAWOOW“
Maalmaha ay kala dhacayso waa maal maha Sabtida:30/Dec iyo Axada 31/Dec.
Maalinta Jicmada oo ku beegan 30/Dec waxaa khudbada jeedin doona Sh:C/raxmaan Abyad sidoo kalana kalmad ayuu ku leeyahay masjidka bacdal maqrib.

Culimada & Ducaada ka qaybgalaysa.

SH:C/raxmaan Abyad
SH:Maxamed Casoowe
SH:Mahad Daahir
SH:Mustafe C/laahi(Abu-Rowda)

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriiri masuuliyiinta Masjidka Al-taqwaa ee magaalada Aarhus -Danmark
gaar ahaan masuulka Dacwada
C/fataax Axmed-deeq
Tel: 0045-26122127

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.