Home » Maqaallo »

Reer Doxa/Qatar oo ka tacsiyeynaya geeridii Dr. Axmed Xaaji Cabdaraxmaan iyo wadanka Lusaka – Zambia oo iyaguna utacsiyaynaya.

بسم الله الرحمن الرحيم

إنا لله و إنا إليه راجعون
إن لله ما أعطي وله ما أخذ ولكل شيء عنده بقدار

Dhamaan culimada ,odayaasha dhaqanka iyo dhamaan jaaliyada somaaliyeed ee kudhaqan dalka Qatar waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ooga direynaa  eheladii ,asxaabtii ,bahda culimada iyo dhaman umada somaaliyeed  geeridii naxdinta lahayd ee kutimid alaha unaxariistee DR ,SHEEKH AXMED XAAJI CABDIRAXMAAN . waxaana leenahay EBBE samir iyo iimaan ha idinkasiiyo, badal kheyr qabana ha idin kugu badalo.
sheekha wuxuu kabaxay umada somaaliyeed meelkasta ay joogto waxaana  waajib ah in cadaalada lahorkeeno gac kudhiiglayaashii falka geeystay.

Xubnaha tacsida dirayo

1/ SHEEKH MAXAMED XAAJI YUUSUF

2/SHEEKH AXMED XAAJI QAASIM

3/ SHEEKH CABDIRASHIID SHEELH CALI SUUFI

4/SHEEKH ADAN SHEEKH XASAN

5/SHEEKH CABDIXAKIIM SHEEKH CALI SUUFI

6/NABADOON CABDI JAAMAC

7/ USTAAD ADAN CABDI ABUUZUHRA

8/SHEEKH  AXMED MAXAMED XAAJI

9/ CABDIRAXMAAN SHEEKH

10/  SHEEKH YAXYE AXMED

11/ MUKHTAAR MAXAMED MUKHTAAR

12/ CUMAR IBRAAHIM AADAN

13/  QADAR BUULE GARAAD

14/ C/WALI KHALIF

IYO AKHYAAR BADAN OO  AAN HALKAAN LAGUSOO KOOBI KARIN MAGACYADOODA

MAHADSANIDIIN

 ——————————————————————————————————————————————————————-
 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Xarunta AL-UMMAH MUSLIM SOCIETY ee Magaalada Lusaka- Zambia iyo Dhamaan ducaada Zambia waxay tacsi tiiraanyo iyo muruga  leh u dirayaa eheladii, Asxaabtii iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed meel ay joogaanba geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxman oo saaka salaadii subax ka dib ay koox hubeysan ku dishay magaalada Bosaaso. Alle subxaana Watacaalaa waxaan uga baryeynaa inuu naxariistii jannatul firdawsa ka waraabiyo, eheladiisa iyo ummada Soomaaliyeedna Alle samir iyo iimaan ka siiyo. Gacantaa ka xaqdaran ee disheyna Ilaahey Subxaanahu Watacaalaa ciqaabkiisa haku soo dadajiyo hana kashifo, aamiin.

Maamulka Al-Ummah Muslim Society
Lusaka – Zambia

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.