Home » News »

Wasaaradda Caafimaadka iyo JaamacaddaCarabta oo tababar furay….

Warsaxaafadeed: Wasaaradda Caafimaadka iyo JaamacaddaCarabta oo tababar u furay umulisooyin

Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka, Mudane Faysal Xuseen Daahir ayaamaanta furay siminaar soconaya muddo 30 cisho ah oo ay ka qeybgalayaan illaa 30umulisooyin ah oo ka kala yimid gobollada dalka. Tallabaadan ayaa loogutalogalay in sare loogu qaado caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ee dalkaSoomaaliya, waxaana maalgelinaya Sanduuqa Taageerada Farsamo ee Dalalka Afrikaee raacsan Jaamacadda Carabta.

Isagoo kahadlayay xafladda furitaanka ayaa Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka waxa uu ugubaaqay ka-soo-qeybgalayaasha inay muujiyaan mas’uuliyad, kana shaqeeyaan sidiiay uga miro-dhalin lahaayeen duruusta la siiyay, isla markaana sare ugu qaadilahaayeen caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Soomaaliya si loo yareeyo heerkadhimashada carruurta.

“Aad baan ugufaraxsannahay howsha adag iyo kartida umulisooyinka ka shaqeynaya Soomaaliya siloo badbaadiyo nolosha hooyooyinka iyo carruurta,” ayuu yiri Wasiir-ku-xigeenka.Wuxuu uga mahadceliyay Jaamacadda maalgelinta tababarkan sare loogu qaadayoaqoonta umulisooyinka iyo guud ahaan taageerada ay siiyaan caafimaadkaSoomaaliya.

DalkaSoomaaliya waa dalka ay ugu badan tahay geerida carruurta da’doodu ka hooseyso5 sano, sida lagu sheegay xog ay shaacisay Qaramada Midoobay. Sanadkii 2010kii,1000kii carruur ee dhashayba waxaa geeriyooday 180, taasoo Soomaaliya kadhigeysa dalka ugu liita caalamka.

Madaxa XafiiskaMuqdisho ee Jaamacadda Carabta, Danjire Maxamed Cabdalla Idiris ayaa sheegay inka sokow taageerada dhaqaale iyo midda siyaasadeed ee ay Soomaaliya siiyaan, inJaamacadda Carabta ay mudnaan siineyso horumarka maxaa yeelay waxay rumeysanyihiin in shaqaaluhu yihiin hantida dhabta ah ee Soomaaliya. Wuxuu Danjiruhuballanqaaday inay sii wadi doonaan taageerada waaxyaha adeegga u fidiyashacabka Soomaaliyeed.

Waxaa sidookale xafladda furitaanka ka qeybgalay Wasiirka Haweenka, Wasiiru-dowlahaWarfaafinta, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka,Safiirrada Jabuuti iyo Suudaan, iyo Wakiillada Muqdisho u fadhiya UrurkaIskaashiga Islaamka (OIC), IOM, Unicef iyo WHO.

DHAMMAAD

…………………………….

57/2011 بيان صحفي

وزارة الصحة وجامعة الدول العربیة یفتتحــــــــان دورة تدریبیة للقابالت الصومالیات

إفتتح نائب وزير الصحةورعاية المجتمع الصومالي معالي السيد فيصل حسين طاهر صباح اليوم الإثنين24/10/2011م الدورة الأولى لتدريب القابلات الصوماليات والتي ستستمر لمدة ثلاثةأشهر بتمويل من الصندوق العربي للمعونة الفنية للدول الأفريقية التابع لجامعةالدول العربية وتهدف الدورة لتحسين المستوى الصحي للأمهات والأطفال الصوماليين،وتشرف علي الدورة بعثة الجامعة العربية في الصومال.

طلب نائب الوزير أثناءمخاطبته حفل الإفتتاح من المتدربات تحمل المسؤولية الملقاة على عاتقهن والخروجبنتيجة مثمرة وفاعلة تساعد على تخفيض معدلات وفيات الأمهات والأطفال الصوماليين.

وقال نائب الوزير”إننا نقدر العمل الشاق والتصميم الذي تبديه القابلات الصوماليات في عملهن منأجل إنقاذ حياة الأمهات والأطفال”. وقدم نائب الوزير شكره لجامعة الدولالعربية لتدريب وبناء قدرات القابلات الصوماليات ودعم قطاع الصحة في الصومال بشكلعام.

يشار إلى أن إحدى وكالات الأمم المتحدةالمتخصصة بمتابعة وفيات الأطفال نشرت في شهر سبتمبر من هذا العام أن معدل وفياتالأطفال تحت سن الخامسة في الصومال هو الأعلى في العالم بأسره حيث بلغت نسبةالوفيات في العام 2010م، 180 طفلا من كل 1000 طفل وهو ما إعتبرته الأسوء في العالمكله.

من جانبه ذكر رئيسبعثة جامعة الدول العربية بالصومال السفير/ محمد عبدالله إدريس أنه إضافة إلىالدعم السياسي والمادي الذي تقدمه الجامعة العربية للصومال فإنها تولي أهميةللتنمية البشرية وبناء القدرات لإيمانها بأن الإنسان المؤهل هو الثروة الحقيقيةوالمستدامة بالنسبة للصومال ووعد بتقديم الجامعة لمزيد من الدعم للقطاعات التيتقدم الخدمات للمواطن الصومالي.

حضر حفل إفتتاح الدورةالسيدة/ وزيرة شؤون المرأة، ووزير الدولة بوزارة الإعلام، ومحافظ العاصمة مقديشو، ومديرعام وزارة الصحة، وسفراء كل من جمهورية جيبوتي والسودان ورؤساء بعثات منظمةالتعاون الإسلامي ومنظمة الهجرة الدولية ومنظمة الصحة العالمية واليونيسيف المقيمونبمقديشو.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.