Home » Warar »

inka badan 20-ruux oo lagu xidhxidhay xeryaha qaxontiga dhadhaab.

Ciidamada Amaanka ee Kenya Ayaa Bilaaway Howlgalo aybandow ayku
Saarayaan Xeryaha Qaxoontiyada Dhadhaab,ayadoona Labadii Habeyn ugu
Danbeeyey ayey Xabsiga Dhigeen Dadka Dadan Labaadan Ruux Sida
Aysheegen Qaarkamid ah Dadka Eheladooda Laxiray.

Qaarkamid ah Qaxoontiga Deeganka Dhadhaab ayaa Sheegay in Ciidamada
Ayjirdilaan Ganacsatada Habeynkii ayagoo anku Wargalinin Inbandow
Kajiro Xeryahaasi Waxana aysheegen Inay uladhaqmaan Sikabax San
Xuquuqda adanaha.

Tan iyo Markii ubilaamay Howl Galada ayka Wadan Gudaha Soomaaliya
Ciidamada Wadanka Kenya, ayaa Waxa Soobaxayey aragtiyo Kaladuwan oo
aydadka Shacabka ah Kamuujinayan Galitaanka ayciidamada Kenya Galeen
soomaaliya, Qaarkamid ah Qaxoontiga Kunool ayaa Sheegay in Laga Jaray
Howlahii Caafimaadka ee ayhaya’daha Ka Wadeen Xeryaha Qaxoontiga
Waqoyi Bari Kenya ayagoo Sheegay in Xiligan ayka bilaameen oobabkii
Dayrta ayna Biyaha Tirada Badan ka bilaameen Cudurada Shuban Biyoodka.

Wararka ka imaanaya Xerada qaxoontiga IFO, ayaa Sheegaya in ugu Yaran
halruux Kudhintay Markii Ciidamada ayjirdil ugaysteen ninkan oo
lasheegay inuu ahaa nin ganacsade kadib markii ayciidamada ku amreen
inuu Dukaanka Xiro hase ahaatee u amarka Qadan Wayey.

Sikasta arintan ayaa Kadan Beeysey Markii Xeryahaasi Kabilaameen falal
amaan Daro oo Logu Haysanayo Shaqaalaha Hay’daha Gargaarka Taasi oo ay
ugu Danbeysey falkii lagu Gaystay Labadii haweeney ee udhashay Wadanka
Spain, kuwaas oo ushaqaynayey Haya’da Dhakhaatirta anxuduuda lahayn ee
MSF Spain.
Mohamed Abdulahi Khalif (Shiine)
Saxafi12@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.