Home » Faallo »

Ogeysiis: Wargalin Somalida DAGAN Ottawa South doorasho

Waxaa lawargalinayaa Somalida Dagan Caasimada dalka Kanada Gaar ahaa Ottawa South In Walaalkood Wali Farah uu yahay musharax u sharaxan jagada MPP ee Ottawa South, Fadlan Codkaada ka dhiiba oo sii walaalkaada somaliyeed codkaada.

Walaalaha Somaliyeed ee dagan Ottawa South waxaa Guul u ah in uu musharaxa Somaliyeed uu yahay shaqsi xirfad weyn ku leh iyo magac intaba dalka Kanada gaar ahaan Caasimada dalka Kanada, Hadaba wuxuu diyaar u yahay in uu wax badan ka qabta dhanka shaqada abuurida iyo hormarinta degaanka sidoo kale wuxuu mudnaanta siin donaa shacabka ku dhaqan Ottawa South….

Wali Farah wuxuu ka soo baxay oo uu matalayaa xisbiga Ontario New Democratic Party (NDP)

Fadlan taageer walaalkaada somaliyeed.
http://walifarah-ndp.ca/

Eng Mohamud Farah
Chennai ,India

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.