Home » Warar »

Reysala wasaare ku xigeenka DFKMG Cabdi wahaab oo qaabilay wasiirad.

Wasaiirada Iskaashiga iyo xiriirka caalamiga Gunnille Carlsson ayaa waxay tagtay magaalada Muqdisho iyadoo lakulantay Press conference Acting Prime Minister H.E. Abdiwahab Ugas Hussein.

Wuxuu yiri wasiirku waxaan isku afgaranay inay umada dhibaataysan caawinaan iyagoo horayna u caawini jirey waa siduu hadalka udhigaye.

Waxaana muuqata ayuu yiri maadaama ay wasiiro imanayaan in muqdishii xortahay maanta.

Reysal wasaaruhu wuxuu ku amaanay wadanka wasiiradu ka socoto inay hayaa 50.000 oo soomali ah ayna sifiican usoo dhoweeyeen.

Waxaan rabnaa ayuu yiri inaan kaga dayano dimuqraadiyada sweden oo aynu soomaaliyana ay gaarsiino.

Wasiiradii ayaa warkii qaadatay iyadii iyo reysal wasaarihiiba hooska dhegeyso iyadoo cod ah.

Halkan hoose kadhegeyso codkii

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/acting.MP3]

 

 

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.